Friday, April 19, 2024

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...

Finland ” Waxan ku biiri karnaa NATO iyadoo Sweden nala Socon”

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, ayaa sheegtay in Finland laga yaabo inay xubin ka noqoto NATO, xitaa haddii Sweden aysan sidaas samayn. Si kastaba...

Akhriso Qaabka loo qaabilo Qaxootiga gaara Dalka France.

0
Wixii ka danbeeyay sanadkii 2016 Waxaa gaaray Dalka france qaxooti badan kuwaasi oo ka tagay wadamada Denmark , Finland iyo wadanka taliyaaniga. Qaxootiga gaaray Dalkaasi...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...

Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

1
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa. Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...

Raisal Wasaaraha Finland oo Mar Kale Muran ka dhalisay Dalkeeda Kadib Muuqaal laga duubay

0
Ra'iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa mar kale kicinaysa muran ka taagan dalkeeda ka dib markii ay fideen muuqaalo qoob ka ciyaar ah oo...

Finland oo qaadatay Go’an u gaar ah kana xuubsiibatay Dalka Sweden

0
Finland ayaa go'aansatay inay dib u bilowdo dhoofinta qalabka difaaca, mar kale Turkiga , ka dib markii ay hore u joojisay waxay kaloo bilowday...

Sweden iyo Finland oo Caasimada Brussels kula kulmaya Madaxda NATO

0
Iyadoo lala xiriirinayo kulanka Wasiirada Arrimaha Dibadda NATO ee Arbacada, Xoghayaha Guud Jens Stoltenberg wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...

Mareykanka oo joojiyay Duulimaadka Diyaaradaha kaga imaanaya Yurub Mudo bil ah

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...