Thursday, March 28, 2024

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Finland oo soo bandhigtay Waqtiga ay go’an ka gaareyso ku biirista NATO

0
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in dalkeedu uu go’aan ka gaari doono xubinnimada NATO gu’ga, ka dib markii dowladda iyo baarlamaanka ay...

Midowga Yurub oo diiday Aqoonsiga Doorashada ka dhacday Wadanka Belarus

0
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...

Raisal Wasaaraha Finland Sanna Marin oo Raali galin Bixisay

0
Waxaa sii socda qalalaasaha hareeyay ra'iisul wasaaraha Finland Sanna Marin. Talaadadii, waxay ahayd inay raaligelin ka bixiso sawir xisbi kale oo bilaabay inuu ku faafo...

Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan Norway iyo...

0
Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan  loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka...

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

0
Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen...

Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus

0
Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?  Waxay taasi astaan ​​u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...

Finland oo yeelatay Dowlad garabka Midig ah, Xaalka Qaxootiga oo adkaanaya

0
madaxa xisbiga isbahaysiga Finland, ayaa maanta ku dhawaaqay dawlad cusub oo dalkiisa laga dhisayo , oo ka kooban afar xisbi oo uu ku jiro xisbiga midigta fog ee...

Ciid Wanaagsan Guud ahaan Umada Somaliyed iyo Muslimiinta Caalamka

1
Maalinta bari ayay ku beegantahay Ciida Sida ay sheegeen Guud ahaan Wadamada Caalamka iyo Sidoo kale Wadankeena Somaliya oo goor dhow xaqiijiyay arintaasi. Dowlada Sacuudiga...