Sweden iyo Finland oo ka wada hadlay Qaab ay kaga maarmayaan ku biirista NATO

Foto: Erlend Aas / NTB

Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee deriska ah – taas oo baddal u ah NATO.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*