Home Wararka Finland Finland oo qaaday qeybo kamid ah Xayiraada Saaran Shacabka

Finland oo qaaday qeybo kamid ah Xayiraada Saaran Shacabka

0

Dowlada Finland ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee ka tirsan Nordic kaasi oo qaaday Xayiraadan saaran Shacabka gaar ahaan goobaha leeskugu yimaado iyadoo Dadweynaha loo ogolaaday isku imaatinka 500 qof.

Shacabka ayaa loogu baaqay ilaalinta Sharciyada qaar sida fogaan isku jirsashada dadweynaha sidoo kale dadka ku sugan gudaha ama hoolalka ayaa loo ogolyahay in ay noqon karaan 500.

go’anka Dowlada ayaa ku soo aadaya iyadoo ay korortay kiisaska xanuunka Corona bishii ugu danbeesay sida lagu soo bandhigay tirokoobkii ugu danbeeyay.

Finland ayaa kamid ah wadamada Nordic leesku dhaho kuwaasi oo xanuunka si yar u saameeyay marka loo eego Sweden oo ah dalka ugu badan.

Somaliska Helisinki

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here