Home Wararka Maanta Dowlada UK oo kordhisay Xayiraadaha saaran wadanka gudahiisa

Dowlada UK oo kordhisay Xayiraadaha saaran wadanka gudahiisa

0
AP Photo/Frank Augstein, Pool)

Dowlada ingariiska ayaa maanta shaacisay in la kordhiyay xayiraada laga qaadi lahaa ama la fududeen lahaa isbuuca danbe ee ku aadan bandowga saaran wadanka kuwaasi oo mudo labo isbuuc oo dheeraad lagu daray sida uu sheegay Raisal wasaaraha Wadanka Boris.

Goobaha sii xirnaanaya waxaa kamid ah meelaha Qamaarka lagu ciyaaro ee kala duwan sida Game-ka iyadoo qasab ay sii noqonayaan marooyinka lagu xirto wajiga  xiliga la daawado shaleemooyinka wadanka ee aflaanta laga daawado.

” in aan furno wax walbo isla markana dhahno waxaan koontarooleenaa fayriska waa fikrad qalad ah ” ayuu yiri madaxa caafimaadka ee Dalkaasi Prof Chris.

Dowlada ayaa dhanka kale magaalooyinka qaar ku soo rogtay sharciyo cusub kuwaasi oo la xiriira fayruska Corona oo dib ugu soo laabtay.

ugu danbeyn go’anka Dowlada ayaa ku soo aadaya iyadoo wadanka uu yahay mid u furan safarada Dibada caalamiga iyo kuwa gudaha.

Somaliska UK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here