Home Wararka Maanta Donald Trump ”Tiktok waxaan ka Mamnuuceynaa Dalka Mareykanka”

Donald Trump ”Tiktok waxaan ka Mamnuuceynaa Dalka Mareykanka”

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay maanta in wadankiisa uu ka mamnuucayo Aalada Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Chinaha isla markana lagu eedeeyay Arimo basaasnimo.

” Appka Tiktok waxaan ka joojineynaa gudaha Dalka Mareykanka” trump ayaa sidaasi u sheegay warbaahinta kadib Safar uu kasoo laabtay gudaha Dalkiisa.

Go’anka Dowlada Mareykanka ku dhawaaqday ayaa ku soo aadaya iyadoo Dowlada India ay dhawaan xirtay appkaasi oo lagu eedeeyay howlo basaasnimo madama labada Dal uu ka dhaxeeyo Khilaaf xoogan Madaxweynaha india Narendra ayaa Shacabka Dalkiisa uga digay halista Appka.

Appka Tiktok ayaa noqday kan ugu saameynta badan Caalamka ee leeskaga duubo Muuqaalada yar yar ee xiisaha badan lakin taasi badalkeeda waxaa soo baxayay tuhun ah in uu basaaso wadamada Caalamka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here