Wasiirkii hore ee Socdaalka Denmark oo Xukun Xabsi lagu Riday Dambi ay u geysatay...
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu...
Denmark oo Xayiraado soo rogtay Iskuulada iyo Goobaha Maqaayadaha oo dib loo xiray
Ra'iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa qabanaysa shir jaraa'id qabatay Caawa Iyadoo warbaahinta Denmark ay soo xiganeyso ilo-wareedyo aan la magacaabin in dowladdu ay...
Toogashooyinka Sweden oo u gudbay Denmark 17 Sano jir lagu toogtay Copenhagen
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen.
Ehelada wiilka waa la...
Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxootiga Suuriyaan ee Dalka ku nool
Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka.
Dadkan oo aan lagu celin karin...
Barlamaanka Denmark oo Go’an ka gaaraya in Goobaha Shaqada lagaaga rabo Basaboorka Corona
Dowlada Danmark, ayaa rabtaa inay sii xoojiso xannibaadaha corona waxana hada eegeysaa in qofka sharuud looga dhigo warqada ama shahaadaha Corona marka uu tagayo...
Denmark oo laga Diiwaangaliyay in ka badan Saddex Kun oo kiisaska Corona ah
ku dhawaad 2,948 kiis oo cusub oo corona ah ayaa alga diiwaangaliyay wadanka Denark 24 saac ee lasoo dhaafay.
Sidaas waxa sheegay machadka Statens Serum...
Dadka Denmark oo ugu badan aduunka qaadashada Talaalka Xili Corona uu ku sii kordhayo
Xaalada Corona ee Denmarka ayaa ah mid sii kordheysa iyadoo Masuuliyiinta Dowlada ay soo rogeen Xayiraado Corona oo maanta bilaabanaya.
Maanta laga bilaabo goobaha Dadweynaha...
Denmark oo Sharuudaha Talaalka ku Xireysa Goobaha Shaqada ee Wadanka
Dawladdu Denmark ayaa qaadeysa xayiraadaha qaar si ay taasi u suurto gasho Shaqooyinka ayaa looga baahan yahay koronapas gaar ahaan shaqaalaha.
- Waxay ila tahay...
Denmark oo dib u soo Celineysa Sharuudo ay horay u Qaaday oo Adag
Dawladda Denmark ayaa doonaysa inay dib u soo celiso shuruudihii looga Dadka Booqnaya, meelaha lagu caweeyo, makhaayadaha iyo xafladaha waaweyn, ayay tidhi raisal wasaare...
Denmark oo Digniin kasoo Saartay Safarada lagu tagayo Dalka Itoobiya
Maalin ka hor ayay dowladda Itoobiya ku dhawaaqday in dalka uu galay Xaalada degdega ah , kadib markii ay colaada ka taagneed waqooyiga gobolka Tigray ayaa...













