Thursday, April 25, 2024

Denmark oo qaaday Xayiraadaha Corona kuna Dhawaaqday inuusan Xanuunka aheyn mid halis ah

0
Dowlada Denmarka ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaaday Xayiraadaha Corona ee ka jiray wadanka. Warbixinta dowlada waxay raadisay in Xanuunka Corona uusan aheyn mid halis...

Danmark oo Qaadeysa Xayiraadaha Saaran Wadankeeda

0
Dowladda Denmark ayaa ku dhow inay baabi'iso dhammaan xannibaadaha Corona ee dalka, laga bilaabo toddobaadka soo socda. Wargeyska Jyllands-Posten ayaa soo sheegay in guddiga masiibada aysan u...

Taliyaha ciidanka sirdoonka Denmark oo Xabsiga la dhigay

0
Taliyaha ciidanka sirdoonka Denmark Lars Findsen ayaa la xiray isagoo xabsiga ku sii jiri doona ilaa 4ta februari, sida uu qoray wargayska Ekstra Bladet. Warkaa...

Hargabka shimbiraha oo ku sii kordhaya Denmark iyo Digaag badan oo la laayay

0
Hargabka shimbiraha ayaa si xun u saameeya Danmark. Beer ku taal Viborg, 100,000 oo digaag ah ayaa lagu dilay shalay, sida uu sheegay Danish TV2 . - Runtii...

Denmark oo Sharci Cusub kasoo Saartay Lacagta Caruurta lagu helo Marka Waalidka kala tago

0
Dowlada Denmarka ayaa Sanadka Cusub bilaabeysa Sharci Cusub oo Quseeya Waalidka ku sugan Dalka ee heesta Caruurta. Hada Waalidka Ayaa loo qeybiyaa lacagta Caruurta lagu...

Kiisaska Corona ee Denmark oo gaaray Halkii ugu Sareesay

0
 Danmark waxay dhigtay rikoor cusub oo ah infekshannada "Covid-19" tan iyo bilowgii masiibada, iyadoo ku dhawaaqday 16,164 xaaladood oo cusub oo fayraska 24-kii saac...

Wasiirkii hore ee Socdaalka Denmark oo Xukun Xabsi lagu Riday Dambi ay u geysatay...

0
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu...

Denmark oo Xayiraado soo rogtay Iskuulada iyo Goobaha Maqaayadaha oo dib loo xiray

0
Ra'iisul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa qabanaysa shir jaraa'id qabatay Caawa Iyadoo warbaahinta Denmark ay soo xiganeyso ilo-wareedyo aan la magacaabin in dowladdu ay...

Toogashooyinka Sweden oo u gudbay Denmark 17 Sano jir lagu toogtay Copenhagen

0
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen. Ehelada wiilka waa la...

Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxootiga Suuriyaan ee Dalka ku nool

0
Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka. Dadkan oo aan lagu celin karin...