Denmark oo bilaabeysa Sharci Qaxootiga ku saabsan oo Dowlada UK dhawaan bilowday
Dhowr maalmood ka dib markii ay saxiixeen heshiis u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Rwanda, oo ku saabsan in magangelyo-doonka loo diro waddanka Afrika.
Danmark ayaa...
Talefashinka Denmark oo sheegay in Muwaadin Danish ah lagu dilay Ukraine
Dagaalyahan ajnabi ah oo 25 jir ah ayaa lagu dilay dalka Ukrain, halkaasoo uu kula dagaalamay ciidamada Ruushka, sida laga soo xigtay TV-ga Danishka.
Wiilkan...
Ruushka oo Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka,
Ruushka ayaa Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka, taasoo macnaheedu yahay in askar Maraykan ah la geeyo jasiiradda Denmark.
Ruushka ma faragelin doono...
Turkiga oo ka hadlay Munaafaqnimada Reer Galbeedka ee Dagaalka Ukraine
Dagaalka ka socda Ukraine ayaa dahaarka sare ka qaaday laba-wejiilaynta beesha caalamka ah, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu Talaadadan.
Isagoo ka...
Finland oo sanadkii shanaad ku guuleysatay dalka ugu farxadda badan caalamka, Sweden iyo Norway...
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana...
Danmark oo diiday qaxootiga Ukraine ee soo galay xadkeeda, Sweden oo ka hadashey dhankeeda
Boqolaal Qaxooti Ukrain ah ayaa lagu hakiyay xuduudka Denmark, kuwaasi oo aan heysan Basaboor waxana ay usii gudbeen Wadamada Waqooyi ee Yurub.
qiyaastii 10 ilaa...
UK: Sweden waxaan ka Caawineynaa dhanka Ciidanka Hadii ay la kulmaan Weerar Ruushka ah
Xoghayaha Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa sheegay in Sweden ay ku xisaabtami karto caawinta Boqortooyada Ingiriiska haddii ay la kulmaan falalka gardarada ah ee Ruushka. "Waa...
Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo
Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka.
Bayaanka...
Denmark oo ku dhawaaqday in Ciidanka Mareykanka ay ku soo dhaweeneyso Dalkeeda
Danmark ayaa ku dhawaaqday maanta oo Khamiis ah, inay diyaar u tahay inay ciidamadeeda Mareykanka ay ku soo dhawayso Dalkeeda, taasoo qayb ka ah...
Denmark oo Ciidamo soo dhoobtay Xadkeeda Xiisada Ukraine Darteed
Danmark ayaa kordhinaysa diyaargarowga ciidankeeda, xiisadda Ukraine awgeed. Sidaas waxa sheegay wasiirka gaashaandhigga Morten Bødskov salaasadii. Sababtu waa xaaladda siyaasadda amniga ee halista ah ee...