
– Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra’iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee Ukraine.
– Dunidu weligeed sidii hore ahaan mayso, ayay ra’iisal wasaaraha Denmark, Mette Frederiksen ku tidhi khudbaddeedii 1-da May, iyadoo ka hadlaysa duulaanka Ruushka ee Ukraine.
-Dagaalka Putin ma aha oo kaliya weerar lagu qaaday Ukraine, waa weerar lagu qaaday dhammaanteen kuwa doonaya adduun nabadeed iyo dimoqraadiyad, ayay Frederiksen ku tidhi khudbadiisa Ballerup.
– Laakin Putin si khaldan ayuu u xisaabiyay. Waxa uu dhayalsaday sida ay u adag tahay in dadka xorriyadda soo maray laga qaado. Wuu dhayalsaday adkaysigooda, ayay tidhi.
Dagaalka Ukraine ayaa sidoo kale saameeyay Danmark, Frederiksen ayaa carabka ku adkeeyay.
– Dagaalka Yurub wuxuu ku yimaadaa qiimo sare. Waa inaan filnaa dulsaar sare iyo sidoo kale shaqo la’aanta sii kordheysa.
Copyright Somaliska 2010-2020
Cookie | Duration | Description |
---|---|---|
cookielawinfo-checbox-analytics | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Analytics". |
cookielawinfo-checbox-functional | 11 months | The cookie is set by GDPR cookie consent to record the user consent for the cookies in the category "Functional". |
cookielawinfo-checbox-others | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Other. |
cookielawinfo-checkbox-necessary | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookies is used to store the user consent for the cookies in the category "Necessary". |
cookielawinfo-checkbox-performance | 11 months | This cookie is set by GDPR Cookie Consent plugin. The cookie is used to store the user consent for the cookies in the category "Performance". |
viewed_cookie_policy | 11 months | The cookie is set by the GDPR Cookie Consent plugin and is used to store whether or not user has consented to the use of cookies. It does not store any personal data. |
Be the first to comment