Home Wararka Caalamka Ruushka oo Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka,

Ruushka oo Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka,

0
Foto: Martin Sylvest/AP

Ruushka ayaa Denmark uga digay inay heshiis la galaan Maraykanka, taasoo macnaheedu yahay in askar Maraykan ah la geeyo jasiiradda Denmark.

Ruushka ma faragelin doono siyaasadda difaaca Denmark, ayay tiri ra’iisul wasaare Mette Frederiksen, oo ka fikiraysa in Maraykanku uu awood u leeyahay inuu askar u diro Bornholm.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here