Tuesday, October 14, 2025

Denmark oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay Sharciga siisay sanadka 2018.

0
Dowlada dalka denmark oo sanadihii u danbeeyay sharciyada kala laabatay dad badan oo qaxooti ah ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay sharciga siisay sanadkan...

Sharci Cusub Denmark oo Basaboorka Muwaadinimo ku bixineysa in aad Salaanta ka qaado Mayarka...

0
madooneysaa in aad noqoto muwaadin Danish ah oo leh Basaboorka weyn ee dalkaasi waxaa qasab kugu ah in aad salaata ka qaado bulshada kale...

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...

Dowlada Denmark oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga Somalida ee Sharciga laga ceshay iyo Sababta.

0
Hay.ada laanta socdaalka Dalka Denmark ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga somalida ee sanadkan laga ceshtay sharciga dalka Denmark. Sida ay Hay.ada soo bandhigtay ku dhawaad...

Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.

0
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...

Denmark oo soo saartay Sharci dhigaya in Jasiirad la geeyo Qaxootiga Diidmada heesta.

0
Dowlada Denmark ayaa soo saartay arin lala wada yaabay taas oo ah in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo dadka danbiyada gala ay geynayso...

Maxaad Ka Taqaanaa Maalinta Halloween-ka oo ku beegan 31 Oktober.

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Oktobar waxay dad badan oo ku nool wadankaan u dabaaldagaan wax loo yaqaano Halloween. Waxaan filayaa in aad...

Fardosa oo ku guuleysatay Mudo 3 Bil ah in ay iska jarto Culees dhan...

0
Fardosa Abdi Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana ku nool dalka Sweden ayaa ku guuleesatay in ay iska jarto 11...

Denmark oo guud ahaan Joojisay Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Dalalka kale ee Caalamka.

0
iyadoo labada Dal ee Norway iyo Sweden ay soo bandhigeen tirada Qaxootiga ay kasoo qaadanayaan Dalalka Caalamka ayaa dhanka kale waxaa arintaasi ka hadlay...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...