Thursday, July 25, 2024

Denmark oo sheegtay in Madaxweynaha somaliya ka codsaday dib u celinta Qaxootiga Somaliya.

1
Sida ay qoreen warbaahinta gudaha Denmark Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa doonaya in Qaxootiga somalida ee ku nool Denmark in dib loogu celiyo dalkooda sida...

Barlamaanka Denmark oo ansixiyay Sharci Cusub oo quseeya Qaxootiga Dalkeeda.

0
Baarlamaanka dalkaasi waxa uu ansixiyey Sharci Cusub oo Jesiirad Shaybaar u ahayd Doofaarka laga dhigo Xarun lagu hayo Muhaajiriinta Dembiyadda gala iyo kuwa diidan...

Sweden oo loo doortay Wadanka ugu Feecan ee Haweenka Ku Noolaan Karaan Norway iyo...

0
Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan  loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka...

Denmark Waalidka Caruurta ku Qasba Joogitaanka Guriga oo 3 Sano Xabsi ah lagu Xukumi...

0
Dowlada Denmark ayaa dooneyso hirgalinta Hindise Sharciyeed dhigaya in waalidka Caruurta ku celiya guriga la xiro mudo Sadax Sano ah taasi oo ay soo...

Hadii aad Wadato Gaari Xiliga Barafka Fadlan Ha Hilmaamin Qalabkan Muhiimka kuu Ah.

0
Guud ahaan Dalalka Caalamka gaar ahaan kuwa dhaca Yurub iyo America waxaa si xoogan kaga da'a Baraf Xoogan kaasi oo keena Saameyn gaar ahaan...

Dalalka Yurub 5 kamid ah oo qeebsaday Tahriibyaal saaran Markab oo loo diiday in...

0
Shan dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa sheegay inay qaabili doonaan 47 Tahriibayaal ah oo bada laga soo badbaadiyey kuwaasi oo ay diiday...

Qaxooti ku Xayirnaa 3 isbuuc Markab dushiisa oo Wadamada Yurub loo qeebiyay.

0
Qaxooti kor u dhaafaya 49 qof isla markana ku xayirnaa Bada Mediterranean ayaa ugu danbeyn loo ogolaaday in laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen kadib...

Denmark oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga ay Sharciga siisay sanadka 2018.

0
Dowlada dalka denmark oo sanadihii u danbeeyay sharciyada kala laabatay dad badan oo qaxooti ah ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay sharciga siisay sanadkan...

Sharci Cusub Denmark oo Basaboorka Muwaadinimo ku bixineysa in aad Salaanta ka qaado Mayarka...

0
madooneysaa in aad noqoto muwaadin Danish ah oo leh Basaboorka weyn ee dalkaasi waxaa qasab kugu ah in aad salaata ka qaado bulshada kale...

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0
Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa...