Home News in English Dowlada Denmark oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga Somalida ee Sharciga laga ceshay...

Dowlada Denmark oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga Somalida ee Sharciga laga ceshay iyo Sababta.

0

Hay.ada laanta socdaalka Dalka Denmark ayaa soo bandhigtay tirada Qaxootiga somalida ee sanadkan laga ceshtay sharciga dalka Denmark.

Sida ay Hay.ada soo bandhigtay ku dhawaad 1000 kun Qof oo Qaxooti somali ah ayaa dib looga ceshtay sharciga dalka oo ay heesteen iyadoo sabab looga dhigay amaanka Wadanka Somaliya oo leesku haleen karo.

tirakoobka ayaa ku aadan bilowga sanadkii 2017 ilaa bisha october ee Sanadkan 2018 waxana dadkaasi ay badankooda waayeen sharciga daganaanshaha dalka.

Wasiirka arimaah Dibada iyo isdhex galka dalka Denmark Inger StĂžjberg ayaa sheegtay in somalida aan heesan sharciga Deganaanshaha rasmiga ee dalka in ay dib ugu laabtaan dalkooda.

Wararka dheeraadka kale ee Qaxootiga Denmark.

Sanadkan 2017 42 qof oo somali ah ayaa dib ugu laabtay dalkooda 32 kamid ah dadkaasi ayaa sameeyay go.ankaasi sanadkan.

Dadka doorta in ay dalka ka tagaan waxa uu xaq u leeyahay lacag gaareysa 140,000 kun oo kronor halka caruurta ay helayaan 42,000 kun.

marka qofka laga gaaro go.anka dib u celinta waxa uu heesta 30 cisho in uu dalkiisa dib ugu laabto hadii uu diido waxa loo gudbiyaa qeybta laga tarxiilo dadka.

Somaliska copenhagen

Xigasho/DR.DK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here