Danmark oo diiwaan galisay tirada ugu yar ee magan galyo doonka ilaa 1998
Wadar ahaan 1,547 magangalyo doon ah ayaa laga diiwaan geliyay Danmark sanadkii hore, waana tiradii ugu yareyd ee sanadle ah tan iyo 1998.
Tirada magangalyo...
Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado talaalka Coron
Maamulka Denmarka ayaa joojiyey shixnado iyo irbado, loo isticmaalay tallaalka Corona, iyagoo ku sii jeeday Sweden, kana soo gudbay xadka ay la wadaagaan Denmark.
Sida...
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo Xabsi iyo Tarxiil lagu xukumay Markii Caruurtooda ay Dhaqan-celin...
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo ku nool Denmark ayaa lagu xukumay Xabsi Hal sano ah iyo Musaafurin ka dhalatay in Caruurtooda si qasab ah...
Denmark oo Xayiraad Cusub soo rogtay Fogaanta Mitirka oo labo laga dhigay
Dowlada Denmark waxay soo rogtay xayiraad adag si loo xadido faafitaanka Corona. Xayiraadaha ayaa waxaa ka mid ahaa in la dhimo tirada ugu badan ee...
Denmark oo fududeysay Booqashada Goobaha Dadka waayeelka
Xeerarka booqashooyinka guryaha dadka waayeelka ah ayaa noqda kuwo dabacsan. Taas macnaheedu ayaa ah in ay jiri doonto fursad booqashooyin badan oo ka dhici kara...
Danmark oo laga helay Nooc cusub oo coronavirus ah
Nooc cusub oo ka mid ah fayraska loo yaqaan 'coronavirus', kaas oo in ka badan 1000 qof oo ku nool England laga helay ayaa...
Denmark oo dhiseysa Guryo dhalinyarada u gaar ah oo si fudud lagu helayo
Marka la gaaro sanadka 2031, hadafku Dowlada Denmark ayaa ah in caasimada laga dhiso 12,000 kun oo guryo dhalinyaro ah, 4,500 oo ka mid...
Raiisel wasaaraha Denmark oo noqotay haweeneydii 75-aad ee aduunka ugu awooda badan ( Akhriso...
Raiisel wasaare Mette Frederiksen waa haweeneyda 75-aad ee aduunka ugu awooda badan sida ku cad liiska majalada Forbes ee 100ka haween ee aduunka ugu awooda...
Akhriso Xayiraadaha Cusub ee Denmark ka bilowday maanta oo isniin ah
Maanta, ra'iisul wasaare Mette Frederiksen waxay soo bandhigeysaa xayiraad cusub oo lagu soo rogay qaybo badan oo Denmark ka mid ah.
xayiyaada ayaa ku wajahan goobo qaar ah"...
Denmark oo kordhisay mudada waalidka uu helayo kaalmada dhaqaalaha ee Caruurta laga soo celiyay...
Caawinta qoysaska leh carruurta dib looga soo celiyey iskuulka iyo kooxaha nugul Xanuunka Coronavirus ayaa la kordhiyey illaa iyo 31-ka Maarso 2021.
Sidaas waxaa sheegtay...