Wednesday, May 14, 2025

Booliska Sweden oo ka digay Khiyaano dhanka Internetka oo Cusub

0
Booliska Dalka Sweden ayaa ka digay Khiyaano ka jirta dhanka Internetka gaar ahaan marka lasoo jabiyo Alaabada. Dhoor Khiyaano ayuu booliska ka digay iyadoo ay...

Mareykanka oo ka digay howlgalka dhulka ee Turkiga ka wado Suuriya

0
Horumarka laga gaaray dagaalka ka dhanka ah IS waxa uu halis geli doonaa haddii Turkiga uu la galo Suuriya ciidamo dhulka ah, sida uu...

Ukraine oo heshay gantaalada riddada dheer ee Faransiiska

0
Difaaca Ukraine ayaa lagu xoojiyey gantaallada riddada dheer ee Faransiiska, sida ay ku warrantay Wasaaradda Difaaca ee Ukraine. -Ciidanka Ukraine hadda waa ka sii xoog...

Kista Mall oo lagu Qaaday Dhac Hubeysan ” Rag Gudaha u Galay Moolkaasi”

0
Sida Wararka looga Helayo Rag ayaa gudaha u galay Moolka Kista ee Caasimada Stockholm si ay halkaasi dhac uga geestaan. Booliska ayaa Dhacdadan uga warbixiyay...

Germalka oo Fududeenaya Helitaanka Dhalashada

0
Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo. Qaabka Dhalashada loo Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka uu ku qaato Mudo...

Dadka Madowga ee Sweden ku nool oo la Kulma Naceyb

0
Sida ay soo bandhigtay Hay'ada Brå ee Dalka Sweden, Dadka Madowga ah ayaa ah Dad la kulma Naceybka Dadka kale. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay...

Hay’ada CSN oo bilowday Mushaharka Deeqaha Waxbarasho Qaarkood Dalka Sweden

0
Hay'ada Waxbarashada Sweden ee qaabilsan Dhanka Dhaqaalaha ayaa kordhisay Boqolkiiba 80 Dadka Codsanaya Waxbarashada Qaar. Kordhinta iyo Helitaanka Deeqda Waxbarasho ayaa loogu tala galay Dadka...

Nin 70 Sano jir ah oo lagu toogtay Magaalada Växjö ee Dalka Sweden

0
Sida uu sheegay Booliska Sweden nin 70 sano jir ah ayaa lagu toogtay Teleborg oo ka tirsan Växjö. 70 sano jirkaan ayaa markii hore dhaawac...

Kaalmada Caruurta Sweden oo la kordhinayo sida uu Sheegay Xisbiga Socialdemokraterna

0
Sida uu sheegay maanta Xisbiga S ee Sweden Waxa uu Xisbiga doonayaa in la kordhiyo lacagta kaalmada ee Caruurta loona yaqaano Barnbidrag. Xisbiga ayaa sheegay...

Tagsiilayaasha Sweden oo ku baaqay in la Qaado Tilaabooyin looga Hortagayo Dambiyada Galmada

0
Ururka wadayaasha Tagaasida ayaa ku baaqay in la qaado tillaabooyin looga hortagayo dambiyada faraxumeynta  iyaga oo ku sababeeyay cillado dhanka ammaanka ah . Dalabka ururkan...