Dowladii ugu horeesay oo u yeertay Safiirkeeda ka joogay Dalka Sweden
Dawlada Marooko ayaa u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden, iyadoo uu maqnaan doono aan la sheegin mudda uu maqnaan doono kadib markii Arbacadii...
Raisal Wasaaraha Sweden oo Quraan gubista ku tilmaamay Mid Sharci Ah
Maanta oo Arbaco ay Waxaa bartamaha Caasimada Stockholm lagu gubay Quraanka kariimka kadib markii Dowlada Sweden ay ogolaatay arintaasi oo muran badan ka jiray...
Quraanka Kariimka oo lagu Gubay Caasimada Stockholm, Dowlada Sweden oo ogolaatay
Dowlada Sweden ayaa ogolaatay in Quraanka Kariimka lagu gubo Caasimada Stockholm kadib codsi loo gudbiyay Booliska oo la aqbalay.
Gubista Quraanka ayaa ka dhacday Masaajidka...
Dowladda Ireland oo Lacago Siineysa Dadka u guuraya Degmooyin Qaar
Dowladda Ireland ayaa wadda qorshe ay kor ugu qaadayso nolosha dadka ku nool in ka badan labaatan jasiiradood oo fogfog oo ku yaalla badweynta...
Yevgeny Prigozhin oo ka hadlay Sababta uu Kacdoonka u sameeyay
Yevgeny Prigozhin oo Fariin Cod ah maanta oo Isniin ah soo dhigay Barta Telegram ayuu kaga hadlay sababaha ay ciiddankiisa u gadoodeen, isla markaana...
Tirada Raga Ka Cabanaya Haweenkooda oo Korortay
Tirokoob cusub ayaa muujinaya in tirada ragga ee ku nool Sweden ay wacayaan khadka telefoonka ee rabshadaha guurka, kaas oo la bilaabay horaantii sanadkan.
Chris-Emily...
Meydka Wiil Somali ah oo laga helay Magaalada Marburg
Goobta Tareenada laga raaco ee Magaalada Marburg oo ku taalla dalka Jarmalka waxaa meydkiisa laga helay meydka wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah
Mohamed Saxardiid...
Madaxweyne Joe Biden oo ku dhawaaqay go’an Ukraine Dhibaato ku ah
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu âfududayn dooninâ jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi...
Antony Blinken oo booqasho ku gaaray Caasimada China ee Beijing
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa gaaray magaalada Beijing, diblumaasigii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo booqda Shiinaha shan sano gudahood, iyadoo...
Shan Gabdhood oo Somali ah oo Gaari la Jiirsiiyay Xili ay ku jireen Farxadooda...
Dhacdo aad uga argagaxeen Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa ka dhacday gobolka Minnesota , kaddib markii nin burcad ah oo ka baxsanayay booliiska uu...