Caasimada Sweden oo lagu Qabtay Dibad-bax weyn oo looga soo horjeedo Quraan gubista.
Bartamaha Caasimada Stockholm waxaa shalay oo Axad ah lagu qabtay Banaan-bax weyn oo looga soo horjeedo gubista quraanka Kariimka.
Dhawaan ayay aheyd markii quraanka Kariimka...
Sweden oo dib u eegis ku Sameeneysa Sharci lagu Mamnuucayo Gubista Quraanka
Xaalad amaan oo halis ah ayaa ka taagan ama laga dareemayaa Sweden gaar ahaan Safaarada ay ku leedahay Adduunka iyadoo gudaha ay jirto cabsi...
Faransiiska oo loogu baaqay inay Wax ka qabtaan Cunsuriyada ay geestaan Booliska
Iyada oo ay hoos u dhaceen rabshadihii muddada toddobaadka ah ka socday dalka Faransiiska, ayaa haatan Qaramada Midoobay iyo ururada xuquuqda aadanaha ee caalamiga...
Dowlada Holland oo Sharciga Adag oo lagu Mamnuucayo Taleefanka kasoo saartay Ardayda
Telfoonnada casriga ah ayaa saameyn badan ku yeeshay waxbarashada ardayda caalamka, waxaana qaar badan oo kamid ah ardayda ku mashquulaan telfoonkooda iyaga oo dhax...
Xisbiga SD ” Waxaan Sameeneynaa Wax walbo oo looga hortagi karo dhismaha Masjidka Linköping
Bulshada Islaamka ee ku nool Linköping ayaa wada qorshe masaajid loogu dhisamayo magaaladaasi taasi oo dadaalkeeda uu marayo meel wanaagsan.
Xisbiga SD gaar ahaan Xilibaan...
Turkiga oo sheegay in Sweden ku Fashilmatay joojinta gubista Quraanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa ka hadlay dabkii dhawaan lagu gubay qur’aanka kariimka ah , isagoo sheegay in ku guuldaraysiga Stockholm ee joojinta gubista qur’aanka...
Afar Qof oo ku dhintay Toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka
Nin hubeesan ayaa xalay toogasho ka geestay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo kutaalla magaalada Philadelphia ee xarunta gobolka Pennsylvania, booliiska ayaana gacanta...
Sharci Adag oo lagu wajahayo Qaxootiga oo ka bilowday Mareykanka
Gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa dhowaan meel mariyay sharciga SB 1718, oo uu gadaal ka riixayay barasaabka xisbiga Jamhuuriga Ron DeSantis.
Sharcigan ayaa lagu...
Sweden oo Culus kasoo saartay Falkii Dhawaan lagu gubay Quraanka Kariimka
Dowladda Sweden ayaa markii ugu horeesay si rasmi ah uga hadashay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka, falkan oo ka dhacay isbuucii...
Sharci Cusub:- Dowlada Sweden oo Fureysa Xaruumo lagu Hayo Qaxootiga iska dhiiba Dalka
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Qaxootiga iska dhiibaya Dalka ee doonaya inay helaan Sharciga dalka.
Sharciga Cusub ayaa dhigaya in...