Thursday, May 2, 2024

Somali ku jirta ku dhawaad 100 Qof oo ku dhimatay Dooni ku dagtay Xeebaha...

0
Wararka ka imaanaya dalka Giriiga ayaa sheegaya in ay degtay doon nuuca kaluumeesiga ah oo waday muhaajiriin badan oo kasoo safray dalka Turkiga, kuwaa...

Maxkamada Racfaanka Sweden oo diiday go’anka Booliska uu ku diiday Quraan Gubista

0
Shalay oo isniin ah ayay maxkamada racfaanka ee dalka Sweden ayaa ku gacan saydhay go’aankii booliiska ee ahaa in ay joojiyeen ogolaanshiyaha in lagu gubo...

Sweden oo Ciidanka NATO u ogolaaneysa Dalkeeda ka hor ku biirista

0
Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida...

Qarax ka Dhacay Masaajid Ku Yaalla Dalka Afganistan

0
Qarax ayaa ka dhacay masjid ku yaalla waqooyiga gobolka Badakhshan ee dalka Afghanistan. qaraxa ayaa l dhacay intii lagu guda jiray aaska mas’uul sare. Waxay...

Faransiiska oo lagu Dhaawacay Dhowr Qof oo Caruur ku jirto

0
Dhowr qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo wax yar ka hor ka dhacay dalka Faransiiska Wasiirka arrimaha gudaha ee...

Lacagta oo loo Kordhiyay Shaqaalaha Goobaha Waayeelka iyo Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ee LSS

0
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...

Musharaxa Sinan Ogan oo taageeray Madaxweynaha Turkiga Erdogan

0
Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay inuu taageeray  Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada...

Afar qof oo loo qabtay toogasho ka dhacday Huddinge

0
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...

Dowlada Ruushka oo digniin u dirtay Wadamada Reer Galbeedka oo Damacsan Tilaabooyin cusub

0
Sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Alexander Grushko oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS Dalalka reer galbeedka...

Wararkii ugu Danbeeyay Doorashada Dalka Turkiga oo Meel adag mareysa

0
Musharraxa Madaxweynaha ee Isbaheysiga Nation Alliance ahna gudoomiyaha xisbiga CHP Kemal Kılıçdaroğlu ayaa sheegay in dooashadii ka dhacday dalkaas codad badan la isdaba mariyey “Wax...