Friday, April 19, 2024

Erdogan oo ka Hadlay Wareega Cusub ee loogu Gudbayo Doorashada Turkiga

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu aqbali doono wareeg cusub oo doorasho ah haddii uu heli waayo in ka badan 50 boqolkiiba doorashada...

Natiijada Doorashada Dalka Turkiga oo lagu Dhawaaqay Goor Dhow

0
Guddida doorashada Turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijadii codadka ee shalay la dhiibtay ee Madaxtooyada. Saddexda musharrax ee ku loollamay codadkii la dhiibtay ayaa kala helay. 1:...

Muwaadin Somali ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile...

Muharrem Ince oo iskaga haray Loolanka Doorasho uu kula jiray Madaxweyne Erdogan

0
Musharaxa xisbiga saddexaad Muharrem Ince ayaa Khamiistii isaga haray doorashada aadka la isugu dhow yahay ee madaxweynaha Turkey, taasi oo ah tallaabo lama filaan...

Sharuudaha Qaadashada Dhalashada Sweden oo la Adkeynayo Sida Dowlada Ku Dhawaaqday

0
Ku dhawaaqista bilawga baadhitaan cusub oo ku saabsan shuruudaha jinsiyadda ayaa lagu sheegay shir jaraa'id oo uu wasiirku la qaatay hogaamiyaha xisbiga SD ahna...

Magaalada Borlänge ee Dalka Sweden oo Qof lagu toogtay Xalay

0
Booliska ayaa baaraya fal dambiyeed halis ah oo la sheegay inuu ka dhacay magaalada Borlänge xilli fiid ah. Nin ayaa la sheegay in loo qaaday...

Shatiga oo lagala Noqday Shirkado badan oo Dhanka Daryeelka ka Shaqeeya

0
Warbixin ayaa daaha ka qaaday xadgudubyo waaweyn oo ay geysteen daraasiin shirkado gaar loo leeyahay oo ka howlgala waaxda caafimaadka ee Sweden, taasoo keentay...

Dagaalka Suudaan oo lagu duqeeyay Xaruumo Isbitaalo iyo Goobo kale

0
Ku dhawaad ​​200 oo rayid ah ayaa ku dhintay 1,800 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu dagaalku Sabtidii ka qarxay...

Dadka u Tahriibay Mareykanka oo Dhibaato iyo Wal-wal Dhanka Sharciga soo Wajahay, Dowlada oo...

0
Dhawaan Waxaa furmay Wado Dadka Muhaajiriinta ay ku galaan Dalka Mareyanka iyagoo ula jeedkooda tahay inay ay helaan nolol dhaanta mida ay hada ku...

Tirada Dadka ku dhintay Dalka Suudaan oo sii mareysa 56 Qof, Xaalka oo Faraha...

0
Ugu yaraan 56 qof ayaa ku dhintay 595 kalena way ku dhaawacmeen dagaalladii Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Khartoum, sida uu sheegay ururka dhakhaatiirta...