Home Wararka Caalamka Sharciga Deganaanshala lama Siinayo Qofka Tarxiilkiisa Adkaato

Sharciga Deganaanshala lama Siinayo Qofka Tarxiilkiisa Adkaato

0

Qofka ku nool dalka Sweden ee gala Dambi isla markana ay adkaato sidii looga tarxiilli lahaa Wadanka lama siinayo Sharciga Deganaashaha Wadanka Sida ay Shaaciyeen Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö.

Sida uu dhigayo Heshiiska dadka heesta go’anka tarxiilka waa in aysan helin sharciga Degaanshaha Rasmiga hadii ay adagtahay go’anka lagu taxiilayo.

Dowlada hada jirta ayaa go’an ku gaartay in la tarxiilo qof walbo oo dami ka geestay wadanka sharciga walbo uu heesto si loo yareeyo saameyn kooxaha gangiska ee wadanka ka jirta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here