Thursday, July 3, 2025

Afar Qarax oo Xalay ka kala dhacay Dhoor Magaalo oo Sweden ah

0
Qaraxyo ayaa ka dhacay dhowr magaalo habeenkii xalay kuwaasi oo ka dhashay qasaaro kala duwan. Nyköping, waxaa ka dhacay Qarax dhismo la deggan yahay. Waxana...

Västerås Nin Toorey ku dhuftay Dariskiisa 250 Mar oo Xukun lagu riday

0
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa nin ku xukuntay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay dambi ah in uu toori ku dilay deriskiisa guri...

Shirkada Tiktok oo joojisay lacagta lagu Caawiyo Silwan Momika

0
Shabakadda caanka ah ee TikTok, ayaa ku dhawaaqday in la hakiyay muuqaalkii hadiyad-bixinta ee akoonnada Sloan Momica, kaasoo caan noqday xagaagan ka dib markii...

Maria Mindhammar oo loo Magacaabay Agaasimaha guud ee Laanta Socdaalka

0
Maria Mindhammar ayaa noqon doonta agaasimaha guud ee cusub ee Wakaalada Socdaalka. Waxay xafiiska la wareegeysaa Sebtembar sida ay sheegtay wasiirka socdaalka Maria Malmer...

Degmooyinka Sweden oo diidan soo gudbinta Dadka aan heysan Sharciga Deganaanshaha

0
Aqlabiyad ahaan, 12 ka mid ah 21ka gobol, ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta Heshiiska xisbiyada ee Tidöpartierna ee ah in la soo bandhigo...

Lacagta Caawinta ee la Siiyo Waalidka Heysta Caruurta oo la kordhinayo Mudada ay Soconeyso

0
Gunnada dheeraadka ah ee kiraynta guryaha ee qoysaska carruurta leh ayaa lagu wadaa in lagu kordhiyo lix bilood oo kale, sida ay sheetay wasiirka...

Cilad Farsamo oo ku timid Garoomada Diyaaradaha Uk

0
Cilad farsamo oo shalay ka taagnayd nidaamka hagista hawada ayaa saameeyay dhawr ka mid ah garoomada diyaaradaha ee UK taasi oo la xaliyay. Laakiin dib...

Toogasho ka dhacday Magaalada Nyköping oo Qof lagu Dhaawacay

0
Toogasho ka dhacday Nyköping ayaa lagu soo waramayaa in lagu Dhaawacay Hal Qof Sida ay sheegeen Booliska Nin 30-sano jir ah ayaa loo qaaday isbitaalka...

Digniino Culus oo Daadadka ah oo laga soo saaray Qeybo kamid ah Norway

0
Qeybo kamid ah Dalka Norway Waxaa ka jira Daadad kala duwan iyadoo Digniino Culus laga soo saaray Qeybo kamid ah Dalkaasi. Roobab mahiigaan ah oo...

Haweeney 80 Sano jir ah oo Laga Qayaameeyay 200,000 kun oo Kr

0
Haweeney 80 sano jir ayaa laga Qayaameeyay ku dhawaad 200,00 kun oo Kr kadib markii laga soo wacay Khadka Teleefanka. Dhowaan, tuugo ayaa wacday bukaanno...