Home Wararka Caalamka 15 Sano jir lagu Xukumay Musaafurin kadib dil uu geestay

15 Sano jir lagu Xukumay Musaafurin kadib dil uu geestay

0

Wiil 15 jir ah ayaa lagu xukumay laba sano iyo afar bilood oo ah xanaanada dhalinyarada kadib dilka nin 23 jir ah oo lagu dilay Kalmar bishii Oktoobar 2023. Sidoo kale waxaa lagu xukumay in la tarxiilo.

16-sano jir kale ayaa sidoo kale lagu xukumay ku lug lahaanshiyaha dilka, waxaana uu helayaa laba sano oo daryeel dhalinyaro ah ee Xabsiga xiran markii lagu helay gacan-ku-dhiigle.

Sida uu sheegay xildhibaan Hans Ranholm, falku waxa uu u muuqdaa dil qandaraas ah.

15 jir ah ayaa sanadkii 2016 ku soo gashay Sweden qoxooti ahaan, wax qoys ah kuma lahan dalka. Dambiga culus ee uu geestay ayaa sababu ah in la masaafuriyo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here