Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo kuwa Dambiyada ka Geesta Sweden
iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa...
Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...
Sharciga Deganaanshala lama Siinayo Qofka Tarxiilkiisa Adkaato
Qofka ku nool dalka Sweden ee gala Dambi isla markana ay adkaato sidii looga tarxiilli lahaa Wadanka lama siinayo Sharciga Deganaashaha Wadanka Sida ay...
Caalamka oo Cambaareeyay Xasuuqii Israel ee GAZA ka dhacay
Beesha Caalamka, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqul Insaanka ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 193 qof oo...
Qof lagu Dhaawacay Toogasho ka dhacay Koonfurta Stockholm
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka.
Dhoor qof oo...
Adnan Jama oo lagu Xukumay Xabsi Daa’in Xili loo heesto Dilal ka dhacay Magaalada...
Adnan Jama, oo 20 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah iyadoo loo haysto dil iyo isku dayo dhowr ah oo ka dhacay...
15 Sano jir lagu Xukumay Musaafurin kadib dil uu geestay
Wiil 15 jir ah ayaa lagu xukumay laba sano iyo afar bilood oo ah xanaanada dhalinyarada kadib dilka nin 23 jir ah oo lagu...
Xisbiyada Dowlada Sweden oo Shaciyad ahaan Sare u kacay, Mucaaradka oo hoos u dhacay
Xisbiyada ku jira Dowlada Sweden ee hada dhisan ayaa shacbiyadooda waxay noqotay mid aad u kacda marka la eego Rayi'uruurintii u danbeesay ee la...
Qorshe Cusub oo lagu bixinayo Sharciga oo Faransiiska looga dhawaaqay
Dowladda Faransiiska ayaa bilowday qorshe cusub oo ay baasaboor iyo degenaasho ku siineyso dadka ajnebiga ah dibeda dalkaas jooga.
Qorshahan cusub oo ay dooneyso inay...
Joe Biden ” Gaza Waxay Noqotay Muqdisho oo kale ”
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in xabad joojin ku meel gaar ah la gaaro colaada Qasa isniinta soo socota.
Hakinta colaada...















