Erdogan oo uga digay Macron inuusan ‘ku mashquulin Turkiga iyo bariga Mediterranean (Wararkii ugu...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii uga digay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron "inuusan qasin" Turkiga, iyadoo xiisadda u dhexeysa xulafada Nato ay sii...
Dowlada Austria oo war kasoo saartay Qaxootiga ku xaniban Magaalada Lesbos ee Giriiga
Labada guddi ee midowga yurub ee jooga Brussels iyo wadamada midowga yurub ayaa hada si dhaw ula socda waxa ka dhacaya Lesbos falcelinta wadamada...
Booliska Germalka oo qabtay 250 Qori iyo Ninkii watay oo ka tirsanaa Kooxaha midigta-fog
Booliska Jarmalka ayaa Sabtidda maanta sheegay inay qabteen ilaa 250 qori iyo dhowr kun oo rasaas ah nin la rumeysan yahay inuu yahay mid...
Qaxooti Maalintii Afaraad Seexanaya banaanka jasiiradda Giriigga ee Lesbos oo dab burburiyay
Kumanaan kun oo magangalyo doon ah ayaa habeenkii afaraad seexday banaanka jasiiradda Giriigga ee Lesbos, ka dib markii dabab is xigxigay ay burburiyeen xero...
Dowlada Mareykanka oo in ka badan 1,000 Fiiso ka joojisay Muwaadiniin Shiinaha u dhalatay...
Mareykanka ayaa dib ugala noqday fiisooyinka in ka badan 1000 muwaadin oo Shiine ah sida ku cad bayaankii madaxweynaha ee 29-kii May si loo...
Xerada ugu weyn Qaxootiga Giriiga ee Moria oo dab ka kacay goor dhow
Dab ayaa ka kacay xerada ugu weyn ee muhaajiriinta Giriiga, xarunta oo lagu magacaabo Moria ayaa ku taala jasiiradda Lesbos.
Photo/Reuter
Muhaajiriinta qaar ayaa la daad...
Germalka Hooyo dishay Shan Caruur ah oo ay dhashay Booliska oo qabtay goor dhow
Shan carruur ah ayaa meydadkooda laga helay guri ku yaal galbeedka Jarmalka goor dhow booliska ayaa u sheegay, warbaahinta maxalliga ah in caruurta ay...
Giriiga oo dhameystiraya dhismaha Xuduuda uu la wadaago Turkiga
Dowlada Giriiga ayaa shaaca ka qaaday dhameystirka Dhismaha Ay ku sameeneyso Xaduudka ay la wadaagto dalka Turkiga kaasi oo qeyb kamid ah ay Dowlada...
Sweden ayaa ku noolaa 6 Sano anigoo Sharci la’an ah lakin maanta Waxaan ka...
Abdi waa wiil Somali ah oo ku noolaa Dalka Sweden mudo 6 sano ah isagoo dalka ka helay diidmo lakin wadankiisa oo nabad aheyn...
Taliyaaniga Markab soo badbaadiyay Qaxooti oo gubanaya Tahriibayaasha qaar oo la layahay
Markab ay la socdeen tobanaan qaxooti ah ayaa ku gubatay koonfurta Talyaaniga iyadoo rakaabkeedii lagu wareejiyay maraakiibta ciidamada badda ee Talyaaniga si ay u geeyaan...