Kjell Ingolf ”Waxaan idin Xaqiijin karaa in Dowlada ay Sanadka danbe qaadaneyso 3,000 kun...
''Waxaan xaqiijin karaa in dowlada sanadka soo socda ay dooneyso inay qaabisho 3,000 oo qoxooti qoondo ahaan, waana tiro rikoor ah'' hoggaamiyaha KrF Kjell...
Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia oo socda Wali Dowlada Armenia oo ku dhawaaqday Xabad joojin
Armenia waxay diyaar u tahay inay tanaasul ka sameyso dagaalka ay kula jirto Azerbaijan ee ku saabsan Nagorno-Karabakh hadii Azerbaijan ay diyaar u tahay...
Jawaabta Erdogan ” Macron waxaa tahay Jaahil aan Aqoon Islaamka una dhaqmaya sida Gudoomiye...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleeceeyay hadalkii dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron hadalkaasi oo ahaa in laga difaaco qiyamka cilmaaniga ah ee dalkiisa ee ka...
Sweden oo sheegtay in Dhalinyarada uu u badanyahay ku dhicitaanka Cudurka Coronavirus
Maanta oo Talaadada ah mas'uuliyiint Caafimaadka waxay qabteen shirkoodii 100aad ee jaraa'id oo ay uga hadlayeen xaalada corona tan iyo markii uu cudurku bilaabmay.
Infekshanku...
Turkiga oo gantaalada S-400 geeyay Magaalada Sinop ee Waqooyiga Dalkaasi
Turkiga ayaa bilaabay daabulida nidaamkiisa difaaca gantaalaha Ruushka ee S-400 oo la geynayo goob tababar oo u dhow Sinop, oo ah magaalo ku taal...
Raisal Wasaaraha Norway oo Codsi Shaqaalaha ku saabsan u jeedisay Shirkadaha ka dhisan Wadanka
Raisal wasaaraha Dalka Norway Haweeneyda lagu magacaabo Erna Solberg iyo qaar kamid ah Golaheeda wasiirada oo caweenaya ayaa wareysi waxaa ka qaaday Joornalka VG...
Ruushka oo sheegay in dagaalyahano Islaami ah ay ku jiraan Dagaalka Nagorno-Karabakh
Madaxa sirdoonka shisheeye ee Ruushka ayaa ka digey khilaafka sii ballaaranaya oo u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia oo ku saabsan degaanka Nagorno-Karabakh ay ku...
Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay miisaaniyadiisa Sanadka ee Dowlada
La dagaalanka shaqo la’aanta iyo dambiyada ayaa ah waxa ugu muhiimsan miisaaniyada ee xisbiga Moderaterna, oo saaka lasoo bandhigay. Isla mar ahaantaana, waxay ku...
Qarax Xalay ka dhacay Caasimada Stockholm Nawaaxiga Spånga
Booliska Stockholm ayaa xalay heegan la galiyay waxyar kadib 10-kii fiidnimo kadib dhowr qof oo maqlay qarax weyn oo ka dhacday Bromsten waqooyi-galbeed Stockholm.
booliska...
Denmark oo laga diiwaangaliyay kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus 377 Kiis
Wadar ahaan 377 muwaadin ayaa laga helay Cudurka Corona mudada 24-kii saac ee la soo dhaafay , warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday maamulka caafimaadka...