Home Wararka Caalamka Yurub oo Mar kale Wajaheysa Mowjado kale oo Qaxooti Cusub ah

Yurub oo Mar kale Wajaheysa Mowjado kale oo Qaxooti Cusub ah

0

sida uu aduunka ku socdo waxaa dib u furmay Xaduudaha badi wadamada Caalamka taasi oo keeneysa in Qaarada Yurub ay wajaheyso mowjado kale oo Qaxooti ah.

inkastoo la galayo Xiliga Qabowga ah hadana Miyay Yurub diyaar u tahay Mowjado kale oo Qaxooti ah si lamid ah Sanadkii 2015.

Sida muuqato Wadamada Yurub ayaana ilaa hada sameysan Xaduudo adag oo looga hortago Qaxootiga waxaana jira isfahan daro dhanka Qaxootiga.

Wadamada Qaarkood ayaana doonaya in si iskooda ah ula macaamilaan Qaxootiga halka kuwa kale ay doonayaan in si isku mid ah loo qaabilo Qaxootiga.

Arintaasi ayaana dhoor jeer keentay in Khilaaf ka dhasho sida loo wajahayo Qaxootiga.

Yurub diyaar ma u tahay Mowjado kale oo Qaxootig ah waa Ciwaan ay isticmaalayaan warbaahinta qaar.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here