Friday, May 10, 2024

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...

Amer iyo Yusra oo qeyb ka ah tirada Qaxootiga loo diiday Sharciga ee dib...

0
hay'adda Socdaalka Sweden ayaa Sadaxdii Sano ugu danbeesay kordhisay tirada Dadka ay siisay diidmada kuwaasi oo laga diiday Codsigooda Magangalyo waxaana Dadkaasi kamid ah...

Germalka oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Dalka Gariiga

0
Dawladda Jarmalka ayaa toddobaadkan soo qaaday in ka badan 80 qof oo qaxooti ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, kuwaas oo laga...

Germalka oo go’an kasoo saaray Dadka ku laabanaya ama u safraya Dalkeeda

0
Dowlada Germalka ayaa go'an kasoo saartay dadka u safraya Dalkeeda iyo dadka asal ahaan kasoo jeeda ee dalkaasi dib ugu laabanaya waxana go'ankaasi ku...

Sweden oo dib u bilaabeysa soo qaadista Qaxootiga ka Xaniban

0
dowlada Sweden ayaa sanadkan lagu waday in ay soo qaadato ku dhawaad 5,000 kun oo Qaxooti kuwaasi oo kasoo qaadan laheyd daafaha Caalamka waxana...

Daawo:- Canada oo Joojineysa Heshiiska Qaxootiga ee kala dhaxeeya Mareykanka

0
Mid kamid ah Maxkamadaha Federaalka ee Dalka Canada ayaa joojisay oo laashay Sharciga Qaxootiga kala dhaxeeyay mareykanka ee lagu magacaabo (STCA), kaasi oo bilowday...

Turkiga oo soo saaray Sharci Cusub oo saameenaya Dadka Ajaanibta iyo Somalida ee Dalkaasi...

0
Dowladda Turkiga ayaa soo saartay xeer muwaadiniinta dalal badan oo waddankaasi dal-ku-galka dalxiiska ah ku galay u diidaya in sanad ka badan degganaashaha loo...

Cali Waxaa loo diiday Sharciga Sweden lakin Waxa uu helay Sharciga France (Qiso Xajiib...

0
Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ​​ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi...

Booliska Germalka oo lagu eedeeyay Dilka Rooble Warsame iyo Banaanbaxyo ka dhacay Hamburg

0
Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame. Wiilka oo 22-sano jirey Soomaalina ahaa...

Germany oo Midowga Yurub ku Cadaadinaya Xal laga gaaro Qaxootiga Cusub

0
Dowlada Germany ayaa Wadamada Midowga Yurub ku cadaadineysa sidii xal looga gaari lahaa Khilaafka Xoogan ee ka taagan qeybsiga Qaxootiga soo gaara Qaarada Yurub...