Thursday, September 18, 2025

Booliska Australia oo toogasho ku dilay Wiil Somali ah

0
Booliska Australia  ayaa ku toogtay nin dhalinyaro ah oo mindi ku hubeysnaa wadada Logan, waana toogashadii afaraad oo booliisku ka geysto magaalada Queensland ee...

Raisel Wasaaraha Ingariiska Boris Johnson oo Midowga Yurub ugu baaqay in Heshiis ganacsi la...

1
Midowga Yurub waa inuu soo gabagabeeyaa heshiis ganacsi oo uu la galo Boqortooyada Midowday kahor intaan la gaarin xilliga kala guurka ee ka bixitaanka UK ee midowga Yurub...

Germalka 952 Qof oo u dhimatay Corona mudo 24 saac ee lasoo dhaafay

0
24-kii saac ee la soo dhaafay , Dowlada Jarmalka ayaa diiwaan galisay 27,728 kiis oo cusub oo coronavirus ah iyo 952 dhimasho la xiriirta corona . Sida ay qortay wakaaladda...

Turkiga oo dib u celiyay Qaxooti Somali ah kuwa kalena celinaya dhawaan

0
iyadoo dhawaan aan daabacnay Qoraal la xiriira Qaxootiga Somalida ee ku sugan Giriiga ayaa dhanka kale waxaa wararka aan ka heleeno dhanka Turkiga waxa...

Raiisel Wasaaraha Taliyaaniga oo ka digay mowjadaha seddexaad ee Corona iyo xayiraado dheeri ah

0
Dowlada Talyaanigu waxaa qasab ku ah inay soo rogto xayiraad cusub oo la xiriirta xiliga Ciida si looga hortago mowjad seddexaad oo xun oo coronavirus ah. Tani...

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Turkiga iibsiga qalabka Ruushka dartii

0
Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay Turkiga iyadoo looga jawaabayo iibsiga nidaamyada difaaca cirka ee Ruushka. Cunaqabateyntan ayaa micnaheedu yahay in madax iyo seddex shaqaale ah oo ka tirsan hey’adaha difaaca...

Dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo isdhaafsaday maxaabiis kadib isku dhacii Nagorno-Karabakh

0
Lix todobaad kadib heshiiskii nabadeed ee ay ku kala saxiixdeen dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka Nagorno-Karabakh, Armenia iyo Azerbaijan ayaa hada bilaabay inay isdhaafsadaan maxaabiista dagaalka...

Holland oo mudo shan todobaad ah xirtay iskuulada, dukaamada, matxafyada iyo xarumaha jirdhiska

0
Dowlada Holland ayaa maanta dadweynaha ku wargalisay in ay goor hore adeegtaan madama wadanka la xiray mudo todobaad ah. Raiisel wasaaraha Nederland ayaa goordhaw shaaciyay in laxirayo...

Giriigga oo ku eedeeyey Turkiga in Somalida u fududeeyo tahriibka ay ku galaan dalkeeda

0
Dowladda Giriigga ayaa shalay ku eedeysay Turkiga inuu dhiirrigelinayo tahriibka Soomaalida iyada oo loo marayo dalab dal-ku-gal ah, ka dibna u oggolaatay muhaajiriinta inay...

Waalidiinta oo lacag loo balan-qaaday Xili Germalka uu ku dhawaaqay Xiritaanka Dukaamada, Iskuulada iyo...

0
Hogaamiyaha Jarmalka ayaa sheegtay in dukaamada, iskuulada, iyo xarumaha xanaano maalmeedka inay xirmayaan inta lagu gudajiray ciida masiixiga ilaa bisha janaayo 10. Sharciyada cusub...