Home Wararka Caalamka Daraasad Cusub: Dadka aan istalaalin waxay halis ugu jiraan in ay dhintaan

Daraasad Cusub: Dadka aan istalaalin waxay halis ugu jiraan in ay dhintaan

0
Photo/Metro

Dadka anaan qaadan talaalka ayaa halis badan ugu jira in ay u dhintaan xanuunka sida lagu sheegay daraasad ballaaran oo ka socota Xarumaha Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada Mareykanka (CDC).

11 jeer ayay ka badanyihiin halista in ay u dhintaan Cudurka Corona Dadka markasi talaalka qaatay.

Warbixinta ayaa lasoo saaray iyadoo wadamada caalamka badankooda ay dadka qaateen Talaalka Corona.

Waxaa jira dad badan oo u arka in Talaalka ugu imaan karto saameyn dadkaasi oo qaatay go’an ah in aysan istalaalin.

Dalalka Caalamka Qaarkood ayaa durba bilaabay in sharuud uu ka dhigo in qofka uu qaato talaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here