Tirada Caruurta uu ku Dhacay Corona oo gaartay Rikoor Cusub
Caabuqa Corona ayaa si aad ah ugu sarreeya carruurta dugsiyada dhigta ee da'doodu u dhaxayso 6 ilaa 11 sano. Sida ay ku qortay machadka...
AstraZeneca: Talaalka Saddexaad Waxaa ku kordhinay Awood Difaaci karta Nuuca Omicron
iyadoo dhawaan Dalka South Africa uu ka dilaacay Nuuc kamid ah Corona isla markana uu soo gaaray Dunida inteeda kale ayay Shirkada AstraZeneca: ku...
Badda u dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga oo lagu la’yahay 20 Qof ka badan
Wararka laga helayo Turkiga ayaa sheegaya Tahriibayaal kasoo baxay Turkiga kuna sii jeeday Giriiga ay la dagtay doontii ay la socdeen.
Dadkan ayaa marka hore...
Migrationsverket-ka oo soo saaray Waqtiga ugu Danbeeyay ee lagu Dalbanayo Deganaashaha Dadka u dhashay...
Wakhtiga codsiga sharciga degenaanshaha ayaa hadda dhamaanaya. Muwaadiniinta Ingriiska waxay haystaan ​​ilaa 31 December 2021 si ay u sugaan xaqa ay ku joogaan Iswiidhan...
Garmalka oo ku soo rogay karantiil dadka safarka ah ee ka imaanaya Britain
Jarmalku ayaa ku soo rogi doonaa karantiil dadka safarka ah ee ka imanaya Britain saqda dhexe ee Isniinta waxana looga baahanyahay baaritaan Corona si...
Dowlada UK oo ka hadashey hadii Xayiraadaha Cusub ee la filayo Xiliga Fasaxa Kirismiska
Wasiirka caafimaadka ee Britain Sajid Javid ayaa diiday inuu meesha uga saaro fursada xayiraadaha COVID-19 ee dheeraadka ah ka hor Christmas-ka, isagoo sheegay in...
Waddankii ugu horreeyay ee Yurub ee oggolaaday beerista xashiishadda iyo Isticmaalka Shaqsiyan
Malta waxay noqotay waddankii ugu horreeyay ee Yurub ah ee sharciyeeya beerista iyo isticmaalka xashiishadda si shakhsi ah, ka dib markii baarlamaanka Malta uu Salaasadii u codeeyay sharci cusub 36...
Germalka Shaqaalo Ajanabi ah oo looga Baahanyahay Wadanka
Xisbiga ugu yar ee dawladda cusub ee isbahaysiga Jarmalku wuxuu taageersan yahay kordhinta shaqaalaha soogalootiga ah ee dalka si ay u buuxiyaan hoos u...
Uk oo ku dhawaaqday Qofkii ugu horeeyay ee u dhinta Corona Nuuca Omicron
Ugu yaraan hal qof oo Boqortooyada Midowday ah ayaa dhintay ka dib markii uu ku dhacay Corona Nuuca Omicron iyadoo mas'uuliyiintu ay ka digayaan in...
Dowlada Giriiga oo Guryo siineysa Qaxootiga ku sugan Dalkeeda
Dowlada Giriiga oo kamid ah Wadamada Yurub ayaa bilowday barnaamij loogu Magacdaray Guryeenta kaasi oo dadka Qaxootiga ee ku nool Dalkaasi lagu siinayo guryo.
Barmaajika...