Thursday, May 2, 2024

Ruushka oo tijaabinaya gantaalada nukliyeerka Nuuca Cruise missiles

0
Ruushka ayaa tijaabinaya gantaaladii ugu dambeeyay ee nooca loo yaqaan Cruise missiles, Robot-yada kuwaas oo qaadi kara hubka Nukliyeerka. Dhanka kale, waxaa socda dadaallo dublamaasiyadeed...

Xisbiyada oo doonaya in Guurka ilma Adeerka laga Mamnuucayo Sweden

0
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Morgan Johansson ayaa sheegay in dowladdu aysan dooneyn in la mamnuuco guurka ina adeerka. Xisbiyada Libaraalka iyo Sverigedemokraterna ayaa ku baaqay in dembi laga dhigo...

Qarax ka dhacay Magaalada Malmö oo sababay Qasaaro Xoogan

0
Qarax ka dhacay afaafka hore ee guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Malmö, habeenkii jimcaha, ayaa geystay khasaare Hantiyadeed oo xooggan . Booliska ayaa heegan galiyay...

Daawo: Germalka oo Sharci Siinaya Dadka diidmada Heesta

0
Dowlada Germalka ayaa soo saartay sharci Cusub kaasi oo sharciga Deganaanshaha lagu siinayo Dadka heesta Diidmada mudada dheer. Dowlada Germalka ayaa dhawaan heshay Xukuumad Cusub...

Dowlada Sweden oo Mamnuuceysa Isticmaalka Teleefanada Xiliga Xiisada

0
dowladda ayaa soo jeedisay dhowr hindise oo lagu kordhinayo ammaanka iyo waxbarashada dugsiyada, oo ay ku jirto in la mamnuuco isticmaalka taleefoonnada gacanta xilliyada xiisadaha. Wasiirka dugsiyada Lina Kilblum ayaa shir...

Aabe Mushahar ahaan u helay 933 kr bishii iyo Qoyskiisa oo la Musaafurinayo

0
Waa dhacdo ku yar Dalka Sweden markii Aabe u dhashay Dalka Ciraaq uu mushahar u heli jiray 933 kr bishii. Sida uu ku waramayo Raadiyaha...

Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo

0
Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka. Bayaanka...

Dowlada Belgium-ka oo Badashay Waqtiyada Shaqada, Sharciga hore oo la badaley

0
Dowlada Belgium-ka ayaa maanta ku dhawaaqday inay wax ka badashey Waqtiyada Shaqada ee Dalka. Sida uu ku waramayo CNN Dowlada ayaa Maalmaha Shaqada ka dhigtay...

Dhalinyaro Somali ah oo kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo

0
Labo Wiil oo Somali ah ayaa kamid noqday Golaha Deegaanka ee Caasimada Oslo. Sida ay ku Waramayaan Warbaahinta Gudaha Labada Will Asal ahaan kasoo jeeda...

Germalka oo War Cusub kasoo saaray Xiyaaradaha ka jira Wadanka iyo Waqtiga la qaadayo

0
Jarmalku ayaa qorsheynaya inuu meesha ka saaro inta badan tillaabooyinka corona marka la gaaro Maarso 20, sida uu sheegay Raiisel wasaare Olaf Scholz. Arbacadii, Scholz...