Monday, December 29, 2025

Turkiga oo hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka ee ku wajahan Suuriya

0
Turkiga ayaa hawadiisa ka xiraya dhammaan diyaaradaha militariga iyo kuwa rayidka ah ee ka imaanaya Ruushka ee askarta u daabulaya Suuriya, sida uu sheegay...

Haweeney Labo Bil kadib Meydkeeda laga helay Gurigeeda gudaha Caasimada Stockholm

0
Haweeney ayaa laga helay degmada Haninge tobodo isbuuc ka dib dhimashadeeda, inkastoo shaqaalaha daryeelka guriga ay tahay inay soo booqdaan maalin kasta. haweeneydu ayaa hesha...

Zelensky oo ka digay Aftida uu Ruushka ka qabanayo Bariga Ukraine

0
Ruushka ayaa lagu eedeeyay inuu qorsheynayo aftida madax-bannaanida ee laba gobol oo cusub oo Ukraine ah. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa eedaymahan ku dafat khudbadiisa Waxa...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine 22 Abriil

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 22 April. * Ilaa 9,000 oo rayid ah ayaa laga...

Tirada Dadka Swedhishka ee Lagu dilay Ukraine oo lasoo bandhigay

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa safaaradda Sweden ku wargelisay dhimashada dadkaas swidhishka. Shanta qof ee iswiidhishka ah waxay u badan tahay inay ka tirsanaayeen...

Ciidamada Ruushka oo qabsaday 42 tuulo oo ka tirsan gobolka Donetsk ee bariga Ukraine

0
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday 42 tuulo oo ka tirsan gobolka Donetsk ee bariga Ukraine, sida uu sarkaal Ukraine ah u sheegay telefishinka Ukraine. Waxay kaloo...

Dowlada Giriiga oo kordhisay Mushaharka Shaqooyinka ee Dalkaasi laga shaqeeyo

0
Dowladda Giriiga ayaa go’aansatay inay sare u qaaddo mushaarka ugu yar taasoo ka dhalatay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha cuntada iyo...

Ruushka oo la wareegay boqolkiiba 80 Gobolka Luhansk Sida uu sheegay Barasaabka

0
Ciidamada Ruushka iyo gooni u goosadka uu Ruushka taageero ayaa hadda gacanta ku haya boqolkiiba 80 gobolka Luhansk ee bariga Ukraine, sida uu sheegay...

Sharciga Deganaanshaha ayaa laga Ceshanayaa Qoyska oo dhan Hadii midkood uu weeraro Booliska ”...

0
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa soo jeediyay barnaamij ka kooban 30 qodob ka dib qalalaasihii Easter-ka ee Sweden oo ku saabsan gubista nuqullo ka mid...

Ku Dhawaad 20 Qof oo ku dhimatay Weerar lagu qaaday Masaajid ku yaalla Dalka...

0
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Mazar-e-Shariif...