Monday, May 6, 2024

Zelensky oo Yahuuda Aduunka ugu Baaqay inay Kacaan oo Codkooda kor u qaadaan

0
Yahuudda dunidu waa in aysan iska indha tirin duulaanka Ruushka ee Ukraine ayuu yiri madaxweynaha dalkaas Volodymyr Zelensky. - Hadda waxaan la hadlayaa dhammaan Yuhuudda...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine: Goormee Ayuu Bilaabanayaa Wadahadalka Labaad ee u Dhaxeeya Ruuska iyo...

0
Wada xaajoodyada Ruushka iyo Ukraine - Wareegga 2 ayaa bilaaban doona maalinta berri oo Khamiis ah. "Waxaan ku nimid isfaham ku saabsan arrimo kala duwan...

Sweden iyo Finland oo dhoolatus ciidan oo wadajir ah ka sameeyay magaalada Gotland

0
Iyadoo uu dagaalku ka socdo dalka Ukrain labada dal ee deriska ah ee Finland iyo Sweden, ayaa magaalada Gotland ku qaban doona dhoolatus ciidan oo ay ka...

Ciidamada Cirka ee Ruushka oo ka degay Magaalada Kharkiv, Ciidanka oo Sidoo kale la...

0
Ciidamada Ruushka ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Kherson oo ku taal koonfurta dalka Ukraine oo ku taal meel istaraatiiji ah,...

Magdalena Andersson oo Khudbad u jeedisay Shacabka Sweden, kana hadashey arinta NATO

0
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa u aragta in Sweden aysan halis toos ah ka qabin dagaalka Ruushka ee Ukraine, laakiin waxay aragtay in...

Khudbadii Zelenskyy ” Yurub waa inay Cadeysaa Hadii ay nala jirto Anaga iyo hadii...

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Midowga Yurub inay caddeeyaan inay la safan yihiin Ukraine dagaalka ay kula jiraan Ruushka maalin ka dib...

Sweden oo lagu soo dhaweeyay Saaka Qaxootigii ugu Horeeyay ee Ukraine ka yimaada

0
Ku dhawaad ​​90 qof oo qaxoonti ah oo ka yimid dalka Ukrain ayaa saaka soo gaaray magaalada Karlskrona ee dalka Sweden. Saacadu markay ahayd 8:30 subaxnimo ayaa...

Xaalada Ukraine ee Saaka: Ruushka oo Duqeeyay Dhoor Xaruumood iyo Magaalooyin Cusub

0
Weerarada Ruushka ee magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine ayaa socday ilaa xalay, sida uu sheegay duqa magaalada Ihor Techerov. Waxa uu sheegay in askarta Ruushka...

Maxaa kasoo baxay Wada-hadalka u dhaxeeyay Russia iyo Ukraine ee soo dhamaaday

0
Wareegii koowaad ee wada-hadallada Ukraine iyo Ruushka ee looga gol lahaa in lagu soo afjaro dagaalka u dhexeeya Moscow iyo dariskeeda ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo...

Mareykanka oo laga soo tarxiilayo 12 xubnood oo Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobe

0
12 xubnood oo ka tirsan ergada Ruushka ee Qaramada Midoobay ayaa laga soo tarxiilay Maraykanka, sida uu sheegay safiirka Ruushka ee Qaramada Midoobay. Vasily Nebenzja...