Friday, April 26, 2024

Ruushka oo amar ku bixiyay in Heegan la galiyo Nadaamka Nukliyeerka ee Ruushka

0
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ka hortagga Nukliyeerka la geliyo heegan sare, taasoo sare u kacday xiisadda kala...

Dalalka Sweden, Denmark iyo Finland oo hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka

0
Dalalka Sweden, Denmark, Finland, Iceland iyo wadamo kale oo Yurub ah ayaa hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka. Norway ayaa sidoo kale laga sugayaa inay xirto...

Ruushka oo ka Warbixiyay Dagaalka Ukraine, Ciidanka ay qabteen iyo Xaruumaha ay bur-buriyeen

0
Ruushka ayaa sheegay in ay qabteen 471 askari oo Ukrain ah ayna burburiyeen 975 bartilmaameedyo militari intii uu socday dagaalka Ukraine. Tirooyinkan ayaa ka soo...

Germalka oo isku diyaarinaya inuu hawada ka xiro diyaaradaha Ruushka

0
Wasiirka gaadiidka Jarmalka Volker Wissing ayaa isku diyaarinaya xiritaanka hawada Jarmalka ee diyaaradaha Ruushka, sida ay wasaaraddu bayaan ku sheegtay. Wissing ayaa sheegay in diyaar...

Wadamada Caalamka oo dhabarka xijiyay Ukraine kuna soo aruuray Caawin oo kaliya

0
Ruushka ayaa gudaha u galay Dalka Ukraine waxana uu Dagaalka sii galayaa Maalinta Afaraad iyadoo duqeyn afarta jihaha ah ay ku socoto Dalkaasi. Sababta ugu...

Waa kuwee wadamada bilaabay qaabilaada qaxootiga Ukraine

0
Ku dhawaad ​​120,000 oo qof ayaa ka qaxay dalka Ukrain oo galay dalka Poland iyo wadamada kale ee dariska la ah kadib duulaanka Ruushka,...

Ruushka oo hawada ka xiray dhowr wadan oo Yurub ah

0
Duulimaadyada Bulgaria, Poland iyo Czech Republic looma ogolaan doono inay galaan hawada Ruushka. Xukuumadda Moscow ayaa xirtay hawada sare iyadoo ka jawaabaysa cunaqabateynta dalalka ay...

Wararka ugu Danbeeyay Ruushka oo Qabsaday Magaalo Cusub, Duqeyn wali ku socota Kyiv

0
Ciidamada Ruushka ayaa maalintii saddexaad ku garaacay magaalooyinka dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda dalkaasi ee Kyiv, iyaga oo ku garaacay gantaallo, waxaana...

Ukraine oo diiday dalabka Ruushka ee ku aadan wada xaajoodka Labada dhinac

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay in Ukraine ay diiday dalabkeedii ahaa in ay wada xaajood ka yeeshaan. Af hayeenka Ruushka Maria Zakharova...

Ruushka oo War Cusub ka Soo saaray Dagaalka Ukraine uu ku qaaday

0
Aqalka Kremlin-ka ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu diyaar u yahay inuu wafdi u diro Belarus si uu wadahadal ula yeesho Ukraine, iyadoo...