Home Wararka Caalamka Lacagta Koronka oo hoos u dhacday Marka loo eego Dollarka

Lacagta Koronka oo hoos u dhacday Marka loo eego Dollarka

0
Foto: Henrik Montgomery / TT

Qiimaha karoonka Iswiidhishka marka loo eego doolarka wuxuu hoos u dhacay 16 OR, isagoo noqday 10.5 krone halkii dollar. Waa qiimihii ugu hooseeyay ee krone marka loo eego dollarka in ka badan 20 sano.

Dhaqaalaha Iswiidhishka waxaa dhaawac ku ah qiima dhaca ku yimid lacagta krone, gaar ahaan shirkadaha wax soo dajisa. Dhinaca kale, qaar ka mid ah shirkadaha wax dhoofiya oo kharashkooda ku bixiya lacagta koronka, dakhligoodana ku qaata dollar.

Qiimaha lacagta Yurub ee  Euro  , ayaa shalay hoos u dhacday  doolarka  , iyadoo gaadhay heerkii ugu hooseeyay muddo 20 sano ah.

Euro waxaa  lagu qiimeeyay  $1.03, waana tii ugu hooseysay tan iyo 2022, TT ayaa ku warameysa.

Qiimaha lacagta euro -da waxaa saameeyay   xiisadaha tamarta ee Yurub iyo xoogga lacagta Maraykanka, taas oo ka faa’iideysanaysa siyaasadda lacageed ee adag ee Kaydka Federaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here