Home Wararka Maanta Muwaadin Swedhish ah oo lagu qabtay Gudaha Dalka Ukraine

Muwaadin Swedhish ah oo lagu qabtay Gudaha Dalka Ukraine

0
Stålverket Azovstal i Mariupol./ sverigeradio

Muwaadin Iswiidhish ah oo loo aqoonsaday inuu yahay calooshood u shaqeyste ayaa lagu qabtay Warshada birta ee Mariupol ee Dalka Ukraine.

Xogta ku saabsan calooshood u shaqeystaha Swedish-ka ah ee la eedeeyay ayaa ah mid aan dhameestirneyn sida laga soo xigtay ilo-wareedyo Ruushka.

Sida laga soo xigtay warbaahinta Ruushka Ninkan ayaa ka qaybqaatay dagaalladii ka dhacay warshadda birta ee Mariupol. inkastoo isagu uu diiday arintaasi

Ninkan ayaanan la magacaabin mana jirto wax xaqiijin ah oo ka soo baxay Moscow oo ku saabsan isaga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here