Monday, December 29, 2025

Helitaanka Basaboorka Sweden oo Wax ka badal lagu Sameeyay Mudada lagu Helayo

0
Iyadoo booliska Sweden ay kordhiyeen waqtiga kama dambaysta ah ee codsiga baasaboorka si loo xalliyo dhibaatada waqtiyada dheer ee sugitaanka, dhibaatada farsamo ee soo...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 20 May: Ruushka oo dhulka la simay Gobolka Donbas

0
Ku soo Dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 20 May. * Gobolka Donbas ee ku yaal bariga...

Mareykanka oo ka hadlay Codsiga Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Sweden iyo Finland ay buuxiyeen dhammaan shuruudaha looga baahan yahay inay ku biiraan NATO, ayna siiyaan taageero...

Ruushka oo war kasoo saaray in dib loo bilaabo Wada-hadalada Dalka Ukraine

0
Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Andrei Rudenko ayaa sheegay in Moscow ay diyaar u tahay in ay dib u bilowdo wadahadaladii nabadeed...

Booliska Norway oo War Cusub kasoo saaray Waqtiga Basaboorka oo isbadal ku dhacay

0
Wakhtiga la helayo Baasaboorka ayaa sii kordhi doona todobaadyada soo socda, waxaanay boolisku dadka ka codsanayaan in aanay fasax u qabsan dalka dibaddiisa ilaa...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 19 May: Ruushka oo bilaabay Isticmaalka Hubka Laysarka iyo Warar...

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 19 May. *Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa...

Turkiga oo xannibay tallaabadii ugu horreysay ee geeddi-socodkii NATO ee Sweden iyo Finland

0
Arbacadii, madaxa NATO Jens Stoltenberg waxa uu codsiyo xubinimo ka helay Sweden iyo Finland. Si kastaba ha ahaatee, Turkiga ayaa xannibay bilawga hawsha. Codsiyada ayaa subaxnimadii...

Ruushka oo u yeeray Safariiska Sweden u fadhiyay Caasimada Moscow

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya Moscow, Malina Mord. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Ruushka ee RIA Novosti. Ilaa hadda lama oga...

Sweden oo si Rasmi ah u gudbisay Codsigeeda ku biirista NATO

0
Sweden iyo Finland ayaa si rasmi ah u gudbiyay codsigooda xubinimada Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic. Safiirka Sweden ee NATO, Axel Fernhof, iyo dhiggiisa Finland, Klaus Korhonen, ayaa gudbiyay labada...

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Ruushka ee Ukraine, 18 May

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xiriira dagaalka Ukraine Arbaco 18 May. * Waxaa socdaa shaqada lagu soo saarayo askarta...