Home Wararka Caalamka Ruushka oo ku dhawaaqay Xalka kaliya uu ku joogsan karo Dagaalka Ukraine

Ruushka oo ku dhawaaqay Xalka kaliya uu ku joogsan karo Dagaalka Ukraine

0
Photo/Sputnik/Sergey Guneev/Kremlin via REUTERS

Hawlgalka militari ee Ruushka uu ka wado dalka Ukraine ayaa la soo afjari doonaa marka uu dalkaasi is dhiibo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay madaxweyne Vladimir Putin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here