Monday, June 15, 2026

Sweden oo sheegtay in Corona uu ku soo badanayo Dalka, Xili Sharciyo lasoo saarin

0
Wasiirka arrimaha bulshada,  Lena Hallingren , ayaa ku dhawaaqday in caabuqa Corona uu mar kale ku soo badanayo Sweden. "Runtii waxaa jira bukaanno tiro yar in kasta oo aan...

Qof lagu toogtay Toogasho ka dhacay Götenborg ee Sweden

0
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow Länsmanstorget ee Hisingen, Göteborg. Hans-Juergen Ostler, oo ah afhayeenka booliska degmada Galbeedka, ayaa...

Labada Macalin ee lagu dilay Malmö oo Macluulaad Cusub laga helayo

0
Baaritaano lagu sameeyay toogashadii ka dhacday dugsiga Laatiinka ee Malmö, bilo ka hor, oo lagu dilay labo macalin, ayaa lagu ogaaday in 18-jirka weerarka...

Raisul Wasaarihii hore ee Dalka Japan oo la toogtay isagoo Khudbad jeedinaya

0
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe , oo 67 jir ah, ayaa maanta la toogtay xilli uu khudbad ka jeedinayay magaalada galbeedka ku taalla...

Magaalada Linköping oo laga bilaabay Maxkamadeynta 3 Dhalinyaro ah

0
Maxkamadeynta 3 nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeyay in ay waxyeeleeyeen booliiska ayaa maanta bilaabanaysa, ka dib  rabshadihii  dhacay intii lagu jiray mashaqadii lagu...

Germalka oo Sharci Joogta u Sameenaya Dadka Diidmada la siiyay

0
Maxaa ku dhici doona ajaanibta aan haysan warqadaha degenaanshaha rasmiga ah, laakiin si kastaba ha ahaatee ku noolaa Jarmalka sanado badan sababo kala duwan?  Xukuumadda...

Mudaaharaadyo ku Saabsan Qaxootiga oo ka Socda Dalka Giriirga

0
Ururada gargaarka ee Giriiga ayaa mudaaharaad ka dhigay sida cad ee loo kala saaro qaxootiga ka imaanaya Ukraine iyo kumanaanka muhaajiriinta ah ee sugaya go'aanada magangalyada. Sida uu...

CSN oo arday badan ka ceshatay Lacagta Deeqaha Waxbarasho

0
 Tirada ardayda dugsiyada sare ee CSN ay kala laabatay deeqdoodii waxbarasho ee maqnaanshaha awgeed ayaa kordhay. Maqnaanshaha la sheegay ayaa hoos u dhacay intii lagu jiray muddada waxbarashada...

Dowlada oo Adkeeneysa Qaxootiga kasoo galaya Xaduudka

0
 Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dowladdu ay dooneyso in la xoojiyo xakameynta dadka soo galaya Sweden, lana siiyo booliska iyo ilaalada xeebaha awood ay...

Jimmie Åkesson oo eedeeyay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson

0
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...