Dowlada Irland oo ka hadashey Qaxootiga Sida Xad Dhaafka ah u soo galaya Dalkeeda...
Dowlada Irland ayaa ka hadashey Qaxootiga sida xad dhaafka u soo galay dalkeeda ee ka imaanaya Caalamka iyo wadamada ugu badan.
Irland ayaa sidoo kale...
Sweden oo lacagta u kordhisay Qoysaska Caruurta leh ee Qaata (Bostadsbirag)
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay lacagta u kordhisay Qoysaska caruurta leh ee qaata lacagta loo yaqaano Bostadsbirag.
Lacagta dowlada kordhisay ayaa ah mid qoysaska...
Magaalada Linköping: Xukun lagu riday Saddex Dhalinyaro oo lagu eedeeyay Rabshadihii Quraan Gubista
Saddex nin oo dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Linköping ayaa lagu helay dambi ah inay si xun u kharribeen booliiska intii ay socdeen...
Toogasho ka dhacay Magaalada Malmö goor dhow oo Qof lagu toogtay
Nin ayaa isbitaal loo qaaday ka dib markii uu ku dhaawacmay toogasho ka dhacday magaalada Malmo kaasi oo dhimashadiisa la shaaciyay.
booliska ayaa helay afartii subaxnimo...
Heerka Kuleelka Sweden oo gaaray Halkii ugu sareesay 30 Sano kadib
Dalka Sweden ayaa laga diiwaan galiyay heer kulkii ugu sareeyay in ka badan 30 sano, kadib markii uu gaaray 35.3 digrii magaalada Målilla ee...
Erdogan oo sheegay in Sweden Noqotay Xaruun ay ku tarmaan Argagixisada
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Sweden iyo dalalka kale ee Scandinavian-ka ay noqdeen "xarumo ku tarmaan" argagixisada. Sida laga soo xigtay Expressen, oo uu soo...
Nin dhalinyaro ah oo dilay shan xubnood oo ka mid ah qoyska xaaskiisa uu...
Booliska Faransiiska ayaa Arbacadii dilay nin 22 jir ah ka dib markii uu dilay shan xubnood oo ka mid ah qoyska xaaskiisa.
Dhacdadan naxdinta leh...
Germalka oo badalaya Lacagta Ceyrta ee Dalka laga qaato
Wasiirka shaqada ee dalkan Jarmalka Hubertus Heil wuxuu sheegay in sanadka soo socda ee 2023 bilawgiisa la bedeli doono gebi ahaanba lacagta Ceyrta ee...
Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga oo sheegay inuu iska Casilayo xilka
Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Qaranka ku sheegay inuu is casilayo, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga.
Arintan ayaa dhaceysa...
Booliiska Sweden oo ka digaya 500 oo karoon oo been abuur ah
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in booliska dalka Sweden ay ka digeen lacago been abuur ah oo gaaraya 500 oo karoon oo laga sameeyay waqooyiga...
















