Cadeymo Lagu Helay Hooyo Dooneysay inay Barkin ku disho Saddexdeeda Caruur
Maxkamadda rafcaanka ayaa maanta taageertay xukun dil ah oo lagu helay haweeney Sameesay isku day dil ah, ka dib markii ay isku dayday inay barkin...
Laga Bilaabo Bisha August Dowlada oo Mamnuuceysa Simkarada aan la diiwaangalin
Laga bilaabo 1da Agoosto dalka Iswiidan, waxaa la mamnuucayaa kaararka moobilada ee qarsoodiga ah.
Xeerarkan cusub ayaa dhigaya in Dukaamada ay diiwaangaliyaan xogta qofka kaadhka sita,...
Guryaha Suuqa Madow lagu Kireeyo oo Hab Cusub looga hortagayo Sida ay sheegtay Dowlada...
Habab kala duwan oo suuqa madow ah ayaa lagu kireeyaa guryaha Dalka Sweden taasi oo dowlada aysan raali ka aheyn.
Sida dowlada shaacisay waxaa jira...
Booliska Malmö ” Waxaan Heynaa 10,000 kun oo Basaboor Dadka waa inay soo doontaan
Booliska Magaalada Malmö ayaa ku dhawaaqay inay hayaan Basabooro badan kuwaasi oo Dadka wali aysan soo qaadan.
Basaboorada ayaa ah kuwa gaaraya 10,000 kun oo...
Wiil Dhalinyaro ah oo Labo Gabdhood ku dilay Dalka Germalka markii ay ka diideen
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Eritereeya oo ku noolaa magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa labo gabdhood oo dhalinyaro ah ku dhex dilay...
Labo Qareen oo u dhalatay Sweden oo lagu xukumay Xabsi
Ka dib markii loo tixgeliyey mid ka mid ah qareennada ugu wanaagsan ee Iswiidhan muddo dheer, waxaa la ogaaday in ay sii daayeen macluumaadka xabsiyada si...
Erdogan iyo Putin oo ku kulmay Dalka Iiraan
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u safri doona Iran toddobaadka soo socda. Si uu ula kulmo Madaxweynayaasha Turkiga iyo Iran, Recep Tayyip Erdogan iyo Ibrahim Raisi.
Sida uu sheegay afhayeenka...
Lacagta Euro-ga oo ku qiimo noqotay Lacagta Dollarka Mudo 20 sano ah kadib
Doolarka Maraykanka ayaa gaaray heerka lacagta euro -da oo aan dhicin ama gaarin heerkan mudo labaatan sano ka hor.
Sababta ka dambeysa ayaa ah in Euro ay...
Xukun lagu riday Siyaasi Swedish ah oo Xaaskiisa Dilay kadibna jarjaray
Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa xukun ku riday siyaasi hore oo ka tirsanaa xisbiga SD .
60-jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu dilay saaxiibkiis oo...
Booliska Sweden oo digniin kasoo saaray Caruurta ku biira kooxaha Gaangiska
Booliska Sweden ayaa ka digay in carruurta ay aad ugu dhowdahay in loo askareeyo kooxaha burcadda ah xilliga xagaaga. Waxay xuseen in marka carruurtu u guuraan meel ka...
















