Tuesday, June 16, 2026

Booliiska Sweden oo ka digaya 500 oo karoon oo been abuur ah

0
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in booliska dalka Sweden ay ka digeen lacago been abuur ah oo gaaraya 500 oo karoon oo laga sameeyay waqooyiga...

Sweden oo kamid ah Dalalka Yurub ee ugu yar bixinta lacagta Shaqo La’anta

0
Warbixin cusub oo uu soo saaray ururka shaqaalaha TCO ayaa lagu sheegay in gunnada shaqa la'aanta ee laga helo a-kassan ee dalka Iswiidan laga helay...

Dilka Gabar 17 Sano jir ah oo buuq ka dhaliyay gudaha Germalka

0
Dilkii gabar 17 jir ah ayaa buuq ka dhaliyay Jarmalka. Warbaahinta Jarmalka ayaa sheegtay Isniintii lasoo dhaafay in baarayaasha ay heleen meydka gabadha shan maalmood kadib...

Saddex Bilood kadib oo go’an laga gaarayo Basaboorada Harsan Sida uu sheegay Booliska

0
Booliska Sweden ayaa sheegay in baasabooro badan ay ku harsan yihiin xarumahooda, sababtoo ah weli ma helin dadkii lahaa. Henrik Mårtensson, oo ah agaasimaha baasaboorada...

Booliska Sweden oo Qof ku toogtay Magaalada Göteborg

0
Nin 25 jir ah ayaa laga toogtay lugtiisa, magaalada Västra Frolunda ee gobolka Göteborg maanta toogashada waxaa fuliyay askari Boolis ah. Afhayeenka booliska Hans-Jürgen Ostler ayaa xusay...

Dalka Sweden waxaa soo gaaray Kuleylka ka bilowday Britain

0
Kulaylka ku dhuftay dalka Britain ayaa maanta gaaray dalka Sweden . Heerkulka ayaa la filayaa inuu sare u kaco qaybo badan oo dalka ah, isagoo meelaha qaar gaaray ilaa 35 darajo. Heerkulka dalka Iswiidan ayaa...

CSN-ta oo kordhineysa lacagta kaalmada ee Ardayda iyo mida Hawlgabka

0
Sicir bararka heerkii ugu sarreeyay ee Iswiidhan ayaa horseedi doona korodhka kaalmada ardayda ee Adeegga Taageerada Daraasadda (CSN), iyo sidoo kale korodhka hawlgabka, sanadka...

Britain oo Xireysa Iskuulada Kuleel laga filayo Dalka Todobaadkan

0
Markii ugu horreysay abid, mas'uuliyiinta Britain ayaa soo saaray digniin cas oo ku saabsan kulayl daran, iyada oo heerkulku la filayo inuu dhaafo 40 digrii toddobaadkan.  Iskuullada...

Erdogan oo Mar kale Sweden ugu hanjabay Xubanimada Ururka NATO

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyay Sweden inay ku guuldareysatay inay ka soo baxdo dalabkii Turkiga ee ahaa inay aqbasho xubinimada NATO. Shir jaraa’id oo...

Denmark oo guryaha ka Saareysa Dadka Ajaanibta ee Dagan Aaga Nugul

0
Isbeddel qoto dheer ayaa ka socda gobollada nugul ee Danmark , ama waxa ay siyaasiyiintu ugu yeeraan bulshooyin isbarbar socda ama gooni-gooni ah.  Dawladda Denmark waxa ay hiigsanaysaa in...