Erdogan oo ku celiyay go’ankiisa ku aadan Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu maya ugu codeenayo xubinimada NATO ee Sweden iyo Finland.
Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale jimcihii...
War Rasmi AH: Sweden oo ku Dhawaaqday Go’ankeeda ku biirista NATO
Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay go’aansatay in ay gudbiso codsi ku aaddan ka mid noqoshada ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
Andersson ayaa wax...
War Hada AH: Xisbiga Sverigedemokraterna oo go’an kasoo saaray ku biirista NATO
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa go'ankiisa ku biiriyay in Sweden ay ku biirto NATO iyadoo uu noqonayo xisbiga ugu danbeeyay ee kamid ah kuwa ugu weyn...
Xisbiga ugu weyn Sweden Socialdemokraterna oo taageeray ku biirista Ururka NATO
Golaha hoggaanka xisbiga S ayaa si rasmi ah u go’aamiyay in Sweden ay ka mid noqoto ururka NATO ee ka tirsan ururka NATO.
Xisbigu waxa uu...
Barlamaanka Sweden oo maanta go’an ka gaaraya ku biirista NATO
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa ka doodaya ku biirista NATO, iyadoo la filayo in is afgarad ballaaran laga gaaro ka dib markii xisbiga Socialdemokraterna uu...
Wararka ugu Danbeeyay Duulaanka Ruushka ee Ukraine: 16 May
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Isniin 16 May.
* Machadka Tankesmia ee Daraasaadka Dagaalka (ISW) ayaa...
Akhriso:- Taariikhda Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
Waxaa caawa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii...
War Hada AH: Xasan Shiikh oo noqday Madaxweynaha Cusub ee Dalka Somaliya
Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Somalia hogaamin doona afarta sanadood ee soo socota ka dib markii wareegii ugu dambeeyey ee...
Raisal Wasaaraha Somaliya oo Raadiyaha Sweden uga Waramay Doorashada Dhaceysa iyo Xaalada guud
Maalinta bari ayaa lagu wadaa in doorashada Dalka Somaliya ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Doorashada ka hor Raisal Wasaaraha Somaliya Rooble ayaa la hadlay warbaahinta...
Ruushka oo ballan qaaday falcelin ka dhan ah Sweden iyo Finland
Haddii Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, kama marnaan karto " falcelin siyaasadeed" ayuu yiri wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Ruushka Alexander Grushko.
Grushko...