Tuesday, January 13, 2026

Dowladda Ukraine oo dadka ugu baaqaysa inay ka cararaan qabowga bilaabanaya

0
Dowladda Ukraine ayaa kula talisa dadka ku sugan goobaha ay colaaduhu ka socdaan ee bariga iyo koonfurta dalkaasi inay isaga cararaan ka hor inta...

Germalka iyo Faransiiska oo kasoo horjeeda Mamnuucista Fiisaha Ruushka

0
Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa Talaadii kulan ku yeeshay caasimadda dalka Czech ee Prague, iyagoo ka wada hadlay dagaalka ka socda Ukraine...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo soo bandhigay Sharuudo lagu adkeenayo sharciga magangalyada

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sheegay Sweden qaabisho Qaxootiga ugu badan ee Yurub xisbigu waxa uu soo bandhigay 30 hindise oo lagu adkaynayo sharciyada magangelyodoonka. Xisbiga Sverigedemokraterna...

Sharuudaha Mushaharka ugu yar oo laga dhigayo 30,000 kr Shaqaalaha Ajanabiga Sida uu Shaaciyay...

0
Wasiirka soo galootiga iyo isdhexgalka Anders Ygeman ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga Sooshal dimuqraadiga uu doonayo in uu ku soo rogo shuruud mushaar...

Xisbiga Vänsterpartiet oo dhimaya Qiimaha Tikidhada ee Gaadiidka lagu raaco

0
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa doonaya in qiimaha tigidhada gaadiidka dadweynaha la dhimo kala bar dalka oo dhan, sida ay sheegtay hogaamiyaha xisbiga Nooshi Dadgostar. Sida...

Ruushka iyo Shiinaha oo si wadajir ah u sameenaya dhoolatus ciidan

0
Dhowr maalmood gudahood, ciidamada Ruushka iyo Shiinuhu waxay si wadajir ah u bilaabi doonaan dhoolatus milateri oo ay ka sameynayaan bariga fog ee Ruushka,...

Booliska Norway oo bilaabay baaritaanka haweeney u dhalatay Norway oo meydkeeda laga helay Soomaaliya

0
Booliska magaalada Oslo ayaa furay baaritaan kadib markii haweeney u dhalatay Norway oo meyd ah laga helay Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay maamulaha warbaahinta Unni...

Xisbiga Moderater-ka oo ku Dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta

0
Xisbiga Moderater-ka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu dhimayo Canshuurta hadii uu Xisbigiisa la doorto Doorashada dhawaan dhaceysa. Xisbiga ayaa soo bandhigay Ajandihiisa waxana ku jiray...

Dowlada Canada oo ku Dhawaaqday inay Dad Somali ah kasoo Musaafurineyso Dalkeeda

0
Dowladda dalka Canada ayaa dhowaan sheegtay in dad Soomaali ah oo dalkaasi ku sugnaa la mastaafurinayo kadib markii lagu qanci waayay jinsiyadda ay sheegteen...

Sweden oo taageero Cusub Siineysa Dalka Ukraine

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...