Sunday, May 5, 2024

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 17 June: Kiev oo Hanjabaad cusub u dirtay Ruushka

0
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 17 June. *Ruushka ayaa mar hore ku guul daraystay...

Xisbiga Moderaterna oo doonaya inuu Heshiis la galo Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden

0
Hogaamiyaha xisbiga M Ulf Kristershon ayaa doonaya in uu heshiis la gaadho raysal wasaaraha Magdalena Andersson in aanay dawladdu la wareegi doonin talada haddii aanay taageero u...

Madaxda Germalka, Faransiiska iyo Taliyaaniga oo gaaray Caasimada Ukraine ee Kiev

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, Ra'iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz iyo Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa subaxnimadii Khamiista gaaray caasimadda Ukraine ee Kiev, si...

Hay’ada UDI ee Norway oo isbadal ku samesay Qaabilaada Qaxootiga Ukraine

0
Qaxooti Ukraine ee gaaray Norway ayaa noqday tiro ka yar inta laga filayay Sidaa darteed, UDI-da ayaa hadda hoos u dhigaysa awoodda qaabilaadda, sida...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharci Lagu Musaafurinayo Ajaanibta Qaarkood

0
Baarlamaanka Sweden ayaa shalay ansixiyay soo jeedintii dowladda ee ahaa in la soo saaro sharciyo adag oo ku saabsan masaafurinta ajaanibta lagu helo dambiyada, si ay u sahlanaato in...

Barlamaanka Sweden oo diidmo ugu Codeeyay Miisaaniyad la horgeeyay

0
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa u codeeyay in ay diidaan miisaaniyada xisbiyada garabka midig iyo kuwa dowladda ee isbeddelka miisaaniyada gu'ga. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii...

Stockholm: Wiil Yar oo Goobta Xanaanada laga waayay kadibna la helay Meydkiisa

0
Wararka laga helayo Södertälje ayaa sheegaya in halkaasi uu ku dhintay wiil yar kaasi oo ku sugnaa goobta xanaanada halkaasi oo laga waayay kadibna...

Shiinaha oo ku Celiyay inuu Taageerayo Ruushka

0
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa Arbacadii u xaqiijiyay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin taageerada Beijing ee "madaxbanaanida" iyo "amniga" ee Ruushka , mar uu taleefoon kula hadlay,...

Wiil Dhalinyaro ah oo Toorey lagu dilay Gudaha Magaalada Malmö

0
Wiil 20 jir ah ayaa lagu dilay mid kalena dhaawac culus ayaa soo gaaray, ka dib markii ay tooreey kasoo gaartay dagaal gacan ka...

Dhalinyaro 10 ilaa 8 Sano jir oo loo Adeegsado iibinta Daroogada Sida ay Booliska...

0
Maamulka Sweden ayaa xaqiijiyay in shabakadaha dambiilayaasha ay sii kordhinayaan isticmaalka carruurta yaryar ee dambiyada. "Waxaa jira caruur da'doodu u dhaxayso todobo ama sideed...