Saturday, May 18, 2024

Wiil Dhalinyaro ah oo Toorey lagu dilay Gudaha Magaalada Malmö

0
Wiil 20 jir ah ayaa lagu dilay mid kalena dhaawac culus ayaa soo gaaray, ka dib markii ay tooreey kasoo gaartay dagaal gacan ka...

Dhalinyaro 10 ilaa 8 Sano jir oo loo Adeegsado iibinta Daroogada Sida ay Booliska...

0
Maamulka Sweden ayaa xaqiijiyay in shabakadaha dambiilayaasha ay sii kordhinayaan isticmaalka carruurta yaryar ee dambiyada. "Waxaa jira caruur da'doodu u dhaxayso todobo ama sideed...

Britain oo maanta bilowday Sharci Cusub oo ku aadan dadka magangalyo doonka ah

0
Diyaaradii ugu horreysay oo sidday qaxoonti magan-gelyo ka codsaday Britain ayaa la filayaa inay duusho fiidnimadii caawa, si ay u geyso Rwanda iyadoo raacaysa siyaasadda cusub ee socdaalka...

Norway oo lagu soo Dhaweeyay Askartii ugu Horeesay ee Ukraine oo Dhaawac ah

0
Askartii ugu horeysay ee Ukraine ah oo lagu daweynayo isbitaalada Norway ayaa Axadii ka degay Gardermoen iyo Værnes ee Trøndelag. - Bukaannada waxa loo duuliyey...

Afar Qof oo ku dhimatay Weerar loo Adeegsaday Mindi oo ka dhacay Germalka

0
Mid ka mid ah afartii qof ee ku dhaawacantay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday jaamacad ku taal dalka Jarmalka, ayaa u dhintay...

Faransiiska oo u soo bandhigay Midowga Yurub Sharci Cusub oo lagu Caawinayo Qaxootiga kasoo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...

Safaf Dhaadheer oo loogu jiro Garoonka Arland ee Sweden, Wadooyinka Qaar oo la xiray

0
Booliiska dalka Sweden ayaa saaka mar kale xiray wadada aada Terminal -ka 5-aad ee magaalada Arlanda, kadib markii ay soo buux dhaafiyeen dad safar ah. Shalay...

Dalka Taliyaaniga Todobo Qof oo ku dhimatay Shil Diyaaradeed oo Halkaasi ka dhacay

0
7 qof ayaa meydkooda la helay kadib markii diyaarad helicopter ah ay ku burburtay beerta qaranka ee Appennino Tosco-Emiliano ee dalka Talyaaniga. Diyaaradda helicopter-ka ayaa...

Rabshadaha Dilalka ee Sweden oo gaaray Halkii ugu Sareesay

0
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in rabshadaha hubeysan ay gaareen heerkii ugu xumaa sanadkan, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay wakaalada wararka Sweden ee...

Moderaterna: Sweden Waxaa ka Mamnuuceynaa Guurka ilmo Adeerka

0
 Xisbiga M ayaa dalbaday baaritaan dowladeed si loo darso suurtagalnimada mamnuucida guurka ilma adeer iyo qaraabada Sweden, taasoo qeyb ka ah soo jeedintooda la...