Thursday, April 25, 2024

Sharuud Luuqadeed oo lagu Xirayo Dadka Doonaya Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden

0
Dawladdu ayaa magacawday guddi baaritaan ku sameeya sidii loo meel marin lahaa shuruudaha Luuqada ee aqoonta bulshada si loo helo sharci degenaansho rasmi ah. "Sweden, bulshadu...

Xukun Lagu Riday Aabo Dilay Xaaskiisa oo Uur leh Xili Labadiisa Caruur Daawanayeen

0
Nin 30 jir ah ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa’in iyo masaafurinta dilka lamaantiisa oo uur leh oo ka dhacay magaalada Vänersborg dayrtii. Maxkamada degmada ayaa...

Waqtiga ay dhacayaan Sharciyada Deganaanshaha Ku Meelgaarka Sweden oo la gaaray: Maxaa iska badaley...

0
Dalka Sweden oo wixii ka danbeeyay sanadkii 2015 bixiyay Sharciyo ku meel gaar ahaan ayaa mar kale waxaa la gaaray waqtigii uu dhici lahaa. Sadex...

Labo Qof oo mid Maamule yahay oo lagu Dhaawacay Västerås

0
Labo nin oo mid ka mid ah uu yahay maamule dugsi sare ayaa si xun loogu dhaawacay fal dambiyeed halis ah oo ka dhacay...

Stockholm oo lagu soo Gabagabeeyay Shirka u socday Dhinacyada Yemen

0
Waxaa maanta magaalada Stockholm lagu soo gebagebeeyey howlihii Madasha Yemen Forum oo ay garwadeen ka ahayd Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden, waxaana arrimaha dhaqaalaha ay hareeyeen...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 20 June: Moskow oo xoojineysa Weerarada ka dhanka ah Ukraine

0
kusoo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalkii Ukraine Juun 20. * Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa rajaynaya in Ruushka...

Chinaha oo Ruushka kasoo dhoofsaday Saliida Ceyriin ee ugu badan bishii May

0
Shiinaha ayaa soo dhoofsada saliida ceyriinka ee Ruushka waxa uu gaarsiiyay heerkii ugu sareeyey bishii May waxana uu 55 boqolkiiba ka sarreeyey isla bishii...

Stockholm oo lagu Qabanayo Shir looga hadlay Xaalada Yemen

0
Inta lagu guda jiro dhamaadka todobaadka ayaa lagu wadaa in magaalada Stockholm lagu qabto shir looga hadlayo xaalada Yemen.  Ku dhawaad ​​150 qof oo ka...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine 17 June: Kiev oo Hanjabaad cusub u dirtay Ruushka

0
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 17 June. *Ruushka ayaa mar hore ku guul daraystay...

Xisbiga Moderaterna oo doonaya inuu Heshiis la galo Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden

0
Hogaamiyaha xisbiga M Ulf Kristershon ayaa doonaya in uu heshiis la gaadho raysal wasaaraha Magdalena Andersson in aanay dawladdu la wareegi doonin talada haddii aanay taageero u...