Friday, June 19, 2026

Wiil dhalinyaro ah ayaa lagu dilay Degmada Hagalund oo Solna ka tirsan

0
Wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu qiyaasay labaatan jir ayaa lagu toogtay degmada Hagalund ee Solna, fiidnimadii Talaadada. Booliisku waxay heleen warbixin ku saabsan nin...

Sacuudiga oo Mamnuucay soo galitaanka 20 Dal oo Sweden ku jirto

0
Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay ka hortageyso soo gelitaanka dadka ka imanaya 20 dal oo ay ku jirto Sweden, laga...

Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket oo sheegtay Dhibaato ku imaaneyso Hanaanka soo dhaweynta Magangalyo doonka

0
Wasiirka arimaha gudaha Sweden, Mikael Dampre, ayaa xaqiijiyay in hey'adda socdaalka Sweden ay ku qanacsan tahay soo jeedinta ah in la muujiyo tijaabinta corona...

Weerar lagu qaaday tareenka dhulka hoostiisa mara ee Caasimada Brussels

0
Sida laga soo xigtay booliska Beljamka fiidnimadii Isniinta, RTBF waxay soo warisay in nin watay mindi uu weeraray rakaab ka mid ah saldhigga metro...

Shan Qof oo ku dhaawacantay Rasaas leesku dhaafsaday Helsingborg

0
Booliska Helsinborg ayaa sheegay inay heleen digniino dhowr ah oo ku saabsan rabshado iyo toogasho ka dhacda Västra Sandgatan, xaafada Söder, halkaas oo ay...

Sweden oo soo bandhigay Tirada Dadka Denmark ee laga hor istaagay galitaanka Sweden

0
Booliska xuduudaha Sweden ayaa lagu qasbay inay u diidaan soo galitaanka ilaa 8,000 oo qof oo aan haysan sababo wanaagsan oo ay ku soo...

Laga Bilaabo Bari Dadka Waxay Kaarkood Bangiga Dibada ku iibsan karaan SL Card Stockholm

0
Laga bilaabo berri, 2da Febraayo, dadka isticmaala gaadiidka dadweynaha ee Stockholm waxay awoodi doonaan inay raacaan dhammaan basaska SL iyagoo isticmaalaya kaararkooda dibada kuna...

Qabowga Sweden oo soconaya ilaa Bisha Febraayo oo dhan

0
:Khubarada saadaasha hawada ayaa saadaaliyay in cimiladu ay aad qanow u ahaandoonto guud ahaan Sweden dhamaadka usbuucaan, iyo in qabowga caadiga uu dhamaan doono...

Sweden oo isbadal ku sameesay Xayiraadaha Saaran 3 Wadan oo Norway ku jirto

0
Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go'aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark. Laga bilaabo...

Hooyo Somaliyeed iyo Dowlada Norway oo Mar kale Dacwad ku dhexmareyso Maxkamada Yurub

0
Hooyo Somaliyed iyo Dowlada Norway qeybteeda qaabilsan Xanaanada Caruurta ayaa mar kale waxay dacwad ku dhex-mareysaa Maxkamada sare ee Yurub. Kiiskan ayaa quseeya wiil ay...