Södertälje 3 Qof oo Maxkamad loo soo taagay Khiyaanada Imtixaanka Gaariga
Saddex qof oo laba rag ah iyo haweeney ayaa lagu maxkamadeynayaa magaalada Södertälje iyagoo lagu eedeeyay inay khiyaameeyeen imtixaankii aragti ahaaneed ee laysanka wadista...
Sweden oo ka fiirsaneysa inay erido diblomaasiyiinta Ruushka
Wasiirka Arimaha Dibada Anne Linde ayaa sheegtay in Sweden laga yaabo inay ceyriso diblomaasiyiinta Ruushka, iyadoo laga soo horjeedo ruqsadii Ruushka uu ku eryay...
Daraasad: Kuwa ka bogsada Corona markale ayuu ku dhici karaa
Daraasad hordhac ah ayaa ka digtay in infekshinka ku dhaca viruska corona ee soo baxa ee keena "Covid-19" uusan aheyn gaashaan looga hortago dib...
Sweden oo bilowday Sharciyada Cusub ee Mamnuucista soo galitaanka Ajaanibta ( yuu qabanayaa Sharciga...
Shuruudda ah in lagu muujiyo "tijaabinta 'Corona ee ajaanibta imaanaysa Iswiidhan waxay dhaqan gashay saqdii dhexe ee Xalay.
Mamnuucida soo gelida Iswiidhan iyada oo aan...
Aabe Maxkamad lagu soo taagay Magaalada Malmö kadib Caawinta Gabadhiisa
Aabe ayaa maxkamad ku taal magaalada Malmö lasoo taagay isagoo lagu eedeeyey kadib markuu gabadhiisa ku dhiirrigeliyey inay garaacdo saaxiibkeed inta khilaafku u dhexeeyey,...
Ruushka oo so eryay Diblomaasi reer Sweden ah iyo Sababta keentay
Masuuliyiinta Ruushka ayaa maanta eryay diblomaasi Swedish ah, iyagoo sheegay in aan dib dambe loogu soo dhaweyn doonin dalka.
Wakaaladda wararka ee Ruushka RIA Navosti...
Golaha Wasiirada Sweden oo lagu sameeyay isku Shaadheyn Cusub
Raiisel wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa shirkiisa jaraa’id maanta ku shaaciyay magacaabista Per Bolund oo ka tirsan xisbiga deegaanka oo loo magacaabay raiisul wasaare...
Mideynta Qoysaska oo loo fududeenayo Muwaadiniinta Sweden ee isku dacwoonaya
Wasiirka socdaalka iyo cadaalada Morgan Johansson wuxuu sheegay inuu sameyn doono wax walba oo karaankiisa ah si loo hubiyo in waqtiyada laga baaraandegayo codsiyada...
Sweden oo mamnuucday soo galitaanka Ajaanibta aanan wadan Warqada Corona
Raiisel wasaaraha Stefan Löfven wuxuu ku dhawaaqay in dowlada ay go aansatay in laga mamnuuco soo galitaanka dhamaan ajaaniibta aan soo bandhigi karin natiijada...
Skatteverket oo maanta Dalbaday Baaritaan lagu Sameeyo Dadka Adreska ku ah Guryaha
Waaxda canshuuraha ee Sweden ayaa maanta dalbatay in ay awood u yeelato in ay qaado talaabooyin adag oo lagu ogaanayo dambiilayaasha si badheedh ah...
















